Al-anfaal Primary and Secondary School

Al-anfaal Primary and Secondary School

Share

"A good quality education is one that provides a good future.

27/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak 🌙✨

Waxaan idiin rajaynaynaa ciid barako leh oo farxad, caafimaad, nabad iyo kheyr badan idiin horseedda. Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ducada, iyo cibaadada.

Sanadkaan sanadkiisa kale caafimaad, bashbash iyo iimaan buuxa Alle hanagu gaarsiiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

02/05/2026
12/04/2026

Hambalyo Dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, maalinta aas aaskooda oo ku beegan 12 Abriil.

Photos from Al-anfaal Primary and Secondary School's post 06/04/2026

Schoolka Al-anfaal ayaa maanta ku wareejiyey maamulka Degmada wadajir deeq ay ugu talo galeen in ay qeyb kaga noqdaan gurmadka baahsan ee ka socda degmada ee loogu gurmanaayo dadka abaaraha ay saameeyeen “ Waa inaan u istaagno Taakulaynta Dadkeena Soomaliyeed ee abaaraha Saameeyeen iyo kuwa danyarta ah” insha'allah.

19/03/2026

CIIDWANAAGSAN DHAMAAN UMMADDA MUSLIMIINTA AH MEELKASTA OO AAD DUNIDA KA JOOGTAAN . GAAR AHAAN DADKA SOOMAALIYEED WAXAAN IDIIN LEENAHAY ILAAHEEY ACMAASHA HANAGA AQBALO ILAAHEEY SANADKAAN KIISA XIGA NABAD IYO CAAFIMAAD HA NAGU GAARSIIYO. WAA BAHDA . REER AL-ANFAAL OO IDIIN LEH تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

18/02/2026

RAMADAAN MUBAARAK DHAMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED IYO MUSLIMIINTA OO IDIL MEELKASTA OO AAD KA JOOGTAAN DUNIDA تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه.

Photos from Al-anfaal Primary and Secondary School's post 01/01/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Hambalyo Qalin-jebin Farxadeed.
Dhammaan Bahda schoolka Maamul . Macalimiin iyo Ardayda waxa ay halkaan farxada kula wadaagayaan muktar raage abdullahi Waxaan kuu rajeynayaa guul, barwaaqo iyo horumar intaad ku socoto mustaqbalka. Aad baad u dadaashay, waana ku faraxsanahay inaad gaartay heerkan waxbarasho ee muhiimka ah. Ilaahay ha kuu barakeeyo, hana kuu sahlo wax kasta oo wanaagsan oo noloshaada ah! Inshallah.

30/12/2025

Soomaaliya Soomaali baa leh

Ninkii kala saar lahoow
Ninkii kala sooc wadoo
Ninkii si xun ufakiroo
aday taladii ku seegtooo
Sidaad moodaysay maahee
War hooy Soomaliya soomaali baa leh

Sareedo haday ku waarto
Hadduu silac iyo dhib gaaro
Samaantayda iyo xumaantayda
Soomaaliya soomaali baa leh

26/12/2025

WARGELIN: WAXAA BERI DIB U BILAABANEYSA DARAASADII INSHALLAH

Photos from Al-anfaal Primary and Secondary School's post 22/11/2025

HAMBALYO MAALINTA MACALINKA 21 NOV 2025. MACALINKEEN ALLOW KAAL. MACALINKIISA ALLOW KAAL

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Isgoyska Korontada Degmada Wadajir Wadada Aada Dhanka Jaziira Isgoyska Labaad Dhankaaga Bidix
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00