مؤسسة الفرات للتربية والتعليم

مؤسسة الفرات للتربية والتعليم

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مؤسسة الفرات للتربية والتعليم, Tutor/Teacher, bakaro, Mogadishu.

هنا صفحة الرسمية للمؤسسة الفرات التعليميه
ALFURAAT ACADEMY
Qaybaha dugsiga
1)Qaybta xanaanada
2)Qaybta Xifdinta quraanka
3)Qaybta waxbarashada asaasiga ah
4)Qaybta barashadq shareecada islaamka
AREA:-mogadishu-yaqahiid-tawfiiq

17/02/2026

Isla aqrinta quraanka iyo tafsiirkiisa
BISH BARAKAYSAN EE RAMADAAN.

21/04/2023

Maamulka Xaafid-online Quran Collage iyo.Macalimiinta waxay Hambalyada Ciida udirayaan Ardayda machadka Xaafid online collage iyo dhamaan Bulshada muslimiinta Ee soomaaliyeed Hambalyo
wanaagsan
#1444
#2023
Lll

11/04/2023
06/04/2023

إرحموا من في الأرض يرحمكم من في السماء...
هذ الشيخ طبق حديث الرسول صلي الله عليه وسلم
ونحن صوماليين نقتل القطة والكلاب وكل ما هب ودب وذلك سبب دمارنا وهلاكنا قال الله أفأمنو ا مكر الله فلا يؤمن مكرالله إلا القوم الكافرون، وكل دابة في الأرض أمة مثلنا لها حق مثل حق علينا بالرحمة عليهم قال الله "وما من دابة في الأرض.....إلا أمم أمثالكم....

06/04/2023

Suaasha todobaadka
Suaasha waxaa ku xusan abaal marin lacageed
Shuruudaha guulaystaha
1-Inuu follow gareeyo page
2-Inuu ku share gareeyo ugu yaraan 2bo guruub
3-Inuu jawaaabta ku bixiyo commentiga
Nasiib wacan guulayste

04/04/2023

Aan quraanka la noolaano ee ku soo biir dugsiga
Xaafid-online Quran Collage

10/02/2023

Walal ma doonaysa inaad waqtii kooban ku xifdiso quraanka
Maku fakartay sida aad ku xifdin karto.
Hadaba xalka anagaa kuu haynaa angaana ku Xifdin siinayna
Ee Nala soo xidhiidh :-0618600265.
Like saar page.
Share.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bakaro
Mogadishu
2344