Al-Muzamil P & Secondary School

Al-Muzamil P & Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Muzamil P & Secondary School, School, Mogadishu.

06/11/2023

Kusoo dhowaada page-ka dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al-Muzamil.
Waxaad kala socon kartaa macluumaad fara badan oo ku saabsan waxbarashada gaar ahaan dalkeenna Soomaaliya.
Page-ka follow dheh like-na saar.
Mahadsanid.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 08/October/2022 kuna beegan 12/03/1444 Hijriga u bilowday ardayda dugsiga H/Dhexe iy...
08/10/2022

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 08/October/2022 kuna beegan 12/03/1444 Hijriga u bilowday ardayda dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Al-Muzamil imtixaan bileedka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2022-2023 kaasoo si habsami leh uga socda zarunta dugsiga.

16/08/2022

Hambalyo hambalyo hambalyo
Dhammaan waxaan halkaan uga hambalyeenaa ardayda Almuzamil oo dhammaan wada guuleystay waxaan idin leeyahay hambalyo guuleysta mar walba

Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Al-muzamil wuxuu hambalyo ìyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda wax ka barato dugsiga kuwa...
24/05/2022

Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Al-muzamil wuxuu hambalyo ìyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda wax ka barato dugsiga kuwaasoo haatan u fadhiya maalintii afaraad imtixaanka naqliga ah ee sannad dugsiyeedka 2021-2022 waxaana Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo imtixaanka ayna noqdaan kuwo ku wada guuleysta imtixaanka Inshaa Allaah

Routine time
29/03/2022

Routine time

Maalinka bari ah OO ay taarikhdu ku beegantahay waxaa uu bilaaban doona fasalka kala ah Form4/ fasalka 8 tartankii final...
29/03/2022

Maalinka bari ah OO ay taarikhdu ku beegantahay waxaa uu bilaaban doona fasalka kala ah Form4/ fasalka 8 tartankii finalaha

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaana idin leeyahay h...
21/11/2021

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaana idin leeyahay hambalyo hambalyo hambalyo sannadkaan kiisa kale Alle hanagu wada gaarsiiyo bashbash, barwaaqo, caafimaad iyo cibaado suuban.
Aamiin Aamiin Aamiin.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Muzamil P & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category