Mushtaaq international school

Mushtaaq international school We have committed ourselves to helping every child develop to his/her own individual potential in an atmosphere that is conducive to learning

19/09/2024

Waa tartan quraan ee ardeyda mushtaaq international School.


27/08/2024

Waxa no so dhamatay fasax sanadeedki 2023/2024 iyada oo no bilabaneyso sanad dugsiyeed cusub 2024/2025 isqoristu wa socota yaan laga buxin fadlan h**e u gaar.

03/08/2024

Ogeysiis

Waxa la ogeysiinaya dad weynaha ku xiran mushtaaq international school iney ka guurtey ka so horjeedka masjidka Ramadan wexeyna so degtey dhabarka danbe tre beino xaafada maajo.

Sidoo kle waxa dad weynaha jecel waxbarashada la ogeysiinaya in uu dugsiga qaadanayo ardeyda cusub 2024-2025 hadaba weysocota is qorista h**ey u gar yan laga buuxin Wixii fah fahin inta dheer la xiriir taleefanada kla ah 0616998723, 0617953024.

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Dhamaan waaladiinta la jecel ubadkooda waxbarasho tayo leh in iskuulka Mushtaaq inte...
15/07/2023

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan waaladiinta la jecel ubadkooda waxbarasho tayo leh in iskuulka Mushtaaq international school in ay socoto isdiiwan galinta ardayda ee sanad dugsiyadeedka 2023-2024
Haddaba h**ey u gaar xarunta dugsiga degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Majid Ramadan
Wixii faafahin ah Kala soo xariir telephone number 0617953024

24/10/2022

dhamaan inta ku xiran page kan waxaan idin lenehay duhur wanagsan
idil ahantin melwalba aad jogtaa
# Mushtaaq international school

Azc dhaman wali dinta iyo inta page kan ku xiran jumcaha mubaarak idin lenahay
09/09/2022

Azc dhaman wali dinta iyo inta page kan ku xiran jumcaha mubaarak idin lenahay

Jumca Mubaarak Inta ku xiran Page kan
25/08/2022

Jumca Mubaarak Inta ku xiran Page kan

Ku soo dhawoow mushtaaq international SchoollWaxaan idin ogeysiineynaa in ay weli socoto isdiwaan gelinta fadlan h**ey u...
24/08/2022

Ku soo dhawoow mushtaaq international Schooll
Waxaan idin ogeysiineynaa in ay weli socoto isdiwaan gelinta
fadlan h**ey u gaar yaa lagaa buuxin
wixii faafahin ah waxaad kala so xiriiri kartaa telefanada shashada kaa ga muudo
Mahdsanidiin

22/08/2022

Mushtaaq international school waa barbaariya ubadka

"Bismilaahi rahmaani rahiim"ogeysiis  ogeysii  ogeysiisdhamaan Waalidiinta iyo inta  ku xiran page kaan waxaa lagu war g...
22/08/2022

"Bismilaahi rahmaani rahiim"
ogeysiis ogeysii ogeysiis
dhamaan Waalidiinta iyo inta ku xiran page kaan
waxaa lagu war gelineyaa in ay weli socoto
isqoristu fadlan h**ey ugaar yaa lagaa buu xinin
# Qur'aanka nursery section # Primary Section # secondary section #
wixii faafahin ah waxaaad nagala soo xiriiri kartaa
Telephonada shaashada kaaga muuqado mahadsanidiin

Address

Taleeh
Mogadishu
252

Telephone

+252616998723

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mushtaaq international school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mushtaaq international school:

Shortcuts

Share

Category