28/07/2026
𝟐𝟖 𝐉𝐮𝐥𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔 , 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐡𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚
Iyadoo lagu gudajiro xuska 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐡𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 (𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬 𝐃𝐚𝐲), 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐥𝐮𝐮𝐦𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐈𝐔) ayaa qabatay kulan wacyigelin iyo aqoon-is-weydaarsi looga hadlayay fayraska sababa cagaarshowga, ka hortaggiisa, ogaanshaha h**e, iyo muhiimadda qaadashada talaalka.
Kulankan waxaa fududeeyey 𝐃𝐫. 𝐀𝐥𝐢 𝐃𝐡𝐮𝐡𝐮𝐥𝐨𝐰, oo soo jeediyey muxaadaro qiimo badan oo kor u qaadday fahamka ka qaybgalayaasha ee ka hortagga iyo xakamaynta cudurrada cagaarshowga, isaga oo adkeeyey muhiimadda wacyigelinta bulshada iyo ilaalinta caafimaadka guud.
Jaamacadda Caalamiga ah ee Daha (DIU) waxay sii waddaa dadaalladeeda ku aaddan horumarinta waxbarashada caafimaadka, tayeynta xirfadlayaasha caafimaadka ee mustaqbalka, iyo taageeridda dadaallada caafimaadka bulshada iyadoo loo marayo waxbarasho, cilmi-baaris, iyo wacyigelin.
𝐀𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫 𝐚𝐡 𝐮𝐠𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐲𝐧𝐨 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐚 𝐱𝐨𝐫 𝐚𝐡 𝐜𝐮𝐝𝐮𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐡𝐨𝐰𝐠𝐚.
#𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬𝐃𝐚𝐲𝟐𝟎𝟐𝟔
#𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬𝐀𝐰𝐚𝐫𝐞𝐧𝐞𝐬𝐬
#𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲𝐎𝐟𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞𝐬
#𝐃𝐚𝐡𝐚𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲
#𝐃𝐈𝐔
#𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡
#𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
#𝐏𝐫𝐞𝐯𝐞𝐧𝐭𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬
#𝐀𝐜𝐭𝐍𝐨𝐰
#𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐲𝐂𝐨𝐦𝐦𝐮𝐧𝐢𝐭𝐢𝐞𝐬
26/07/2026
𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇
𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐥𝐮𝐮𝐦𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚 (𝐃𝐈𝐔) waxay si sharaf leh ugu casuumaysaa dhammaan ardayda inay ka soo qayb galaan munaasabadda 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐡𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝟐𝟖-𝟎𝟕-𝟐𝟎𝟐𝟔.
Munaasabaddan ayaa looga gol leeyahay in kor loogu qaado wacyigelinta ku saabsan cudurka cagaarshowga (Hepatitis), ka hortaggiisa, muhiimadda ogaanshaha h**e, iyo helitaanka daaweyn ku habboon si loo ilaaliyo caafimaadka bulshada.
𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: Talaado, 28 Luulyo 2026
𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 10:00 Subaxnimo
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee Jaamacadda
#𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬𝐃𝐚𝐲𝟐𝟎𝟐𝟔
#𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬𝐀𝐰𝐚𝐫𝐞𝐧𝐞𝐬𝐬
#𝐄𝐥𝐢𝐦𝐢𝐧𝐚𝐭𝐞𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬
#𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡
#𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
#𝐃𝐈𝐔
#𝐃𝐚𝐡𝐚𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲
#𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲𝐎𝐟𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞𝐬
#𝐒𝐭𝐮𝐝𝐞𝐧𝐭𝐬𝐅𝐨𝐫𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡
24/07/2026
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗾𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗷𝗲𝗯𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 Caalamiga Daha.
Jaamacadda Caalamiga Daha waxay hambalyo diirran u direysaa dhammaan qallinjebiyaasha 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 ee ku guuleystay Imtixaanka Qareennadda Soomaaliyeed ee natiijadiisa la shaaciyay 𝟐𝟏 𝐉𝐮𝐥𝘆 𝟐𝟎𝟐𝟔.
Jaamacaddu waxa ay ku bogaadineysaa qareennadda in ay si hufan ugu adeegaan ummadda Soomaaliyeed.
Hambalyo Hambalyo.
23/07/2026
𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐢𝐬 𝐨𝐩𝐞𝐧 | 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐞𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 | القبول مفتوح.
Jaamacadda Caalamiga Daha waxa ay ugu bishaareyneysaa dhammaan ardayda ka qalin jebisay dugsiyada sare dalka 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐬 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 takhasusyada kala duwan ee Jaamacadda 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔 - 𝟐𝟎𝟐7.
Si aad xog dheeri ah u hesho fadlan booqo xarumaha kala duwan ee Jaamacadda ay ku leedahay 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚.
23/07/2026
Jaamacadda Caalamiga Daha waxay hambalyo u direysaa 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞 ( Mahamud Jimale), oo Golaha 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 ay maanta u magacaabeen 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞.
Waxaan u rajeyneynaa Guddoomiyaha cusub inuu Alle ufududeeyo gudashada waajibaadka culus ee loo igmaday.
#2026 #2027
22/07/2026
𝐂𝐀𝐋𝐋 𝐅𝐎𝐑 𝐀𝐁𝐒𝐓𝐑𝐀𝐂𝐓 𝐒𝐔𝐁𝐌𝐈𝐒𝐒𝐈𝐎𝐍𝐒
𝟔𝐭𝐡 𝐃𝐈𝐔 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐂𝐨𝐧𝐟𝐞𝐫𝐞𝐧𝐜𝐞 𝐨𝐧 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡
𝐃𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 (𝐃𝐈𝐔) is pleased to invite researchers, academicians, professionals, postgraduate students, and scholars to submit abstracts for presentation at the 𝟔𝐭𝐡 𝐃𝐈𝐔 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐂𝐨𝐧𝐟𝐞𝐫𝐞𝐧𝐜𝐞 𝐨𝐧 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡.
This annual conference provides a platform for sharing innovative research findings, exchanging ideas, and promoting collaboration across diverse academic disciplines.
𝐀𝐛𝐬𝐭𝐫𝐚𝐜𝐭 𝐒𝐮𝐛𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐆𝐮𝐢𝐝𝐞𝐥𝐢𝐧𝐞𝐬
1. Abstracts must be 𝐎𝐫𝐢𝐠𝐢𝐧𝐚𝐥 and should not have been previously published or presented elsewhere.
2. Abstract length should be 𝟐𝟓𝟎–𝟑𝟓𝟎 𝐰𝐨𝐫𝐝𝐬.
3. The abstract should include:
a) Title of the study
b) Author(s) name(s) and affiliation(s)
c) Background
d) Objectives
e) Methods
f) Results
g) Conclusion
h) 3–5 Keywords
5. Abstracts can be written in Somali, Arabic & English.
6. Accepted abstracts will be included in the Conference Abstract Book.
7. Authors of accepted abstracts are required to submit the full paper before the deadline.
𝐒𝐮𝐛𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥: [email protected]
𝐂𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭 𝐟𝐨𝐫 𝐈𝐧𝐪𝐮𝐢𝐫𝐢𝐞𝐬: [email protected]
We warmly encourage researchers and scholars from universities, research institutions, government agencies, NGOs, and the private sector to contribute their latest research and be part of this important academic gathering.
𝐉𝐨𝐢𝐧 𝐮𝐬 𝐢𝐧 𝐚𝐝𝐯𝐚𝐧𝐜𝐢𝐧𝐠 𝐤𝐧𝐨𝐰𝐥𝐞𝐝𝐠𝐞 𝐭𝐡𝐫𝐨𝐮𝐠𝐡 𝐫𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐧𝐧𝐨𝐯𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐭 𝐭𝐡𝐞 𝟔𝐭𝐡 𝐃𝐈𝐔 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐂𝐨𝐧𝐟𝐞𝐫𝐞𝐧𝐜𝐞 𝐨𝐧 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡.
22/07/2026
𝗧𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮
#𝐒𝐞𝐫𝐢𝐞𝐬𝟓 #𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐒𝐮𝐭𝐮𝐫𝐢𝐧𝐠𝐚𝐧𝐝𝐖𝐨𝐮𝐧𝐝𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Daha (DIU) ayaa si guul leh u qabatay tababarka wax-ku-oolka ah ee Xirfadaha Aasaasiga ah ee Caafimaadka (Basic Health Skills),
Tababarkan wuxuu ardayda siinayaa fursad ay si toos ah ugu bartaan uguna tababartaan xirfadaha aasaasiga ah ee caafimaadka, isagoo kor u qaadaya xirfadahooda caafimaad iyo u-diyaargarowgooda shaqo ee mihnadda daryeelka caafimaadka.
#𝐃𝐈𝐔
#𝐃𝐚𝐡𝐚𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲
#𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐒𝐮𝐭𝐮𝐫𝐢𝐧𝐠
#𝐖𝐨𝐮𝐧𝐝𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
#𝐒𝐮𝐭𝐮𝐫𝐢𝐧𝐠𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬
#𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜𝐚𝐥𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬
#𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
#𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐜𝐚𝐫𝐞𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠
20/07/2026
𝗧𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 (𝗕𝗮𝘀𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀 𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗧𝗿𝗮𝗶𝗻𝗶𝗻𝗴 𝗦𝗲𝗿𝗶𝗲𝘀)
#𝗦𝗲𝗿𝗶𝗲𝘀𝟒 #𝐍𝐚𝐬𝐨𝐠𝐚𝐬𝐭𝐫𝐢𝐜𝐓𝐮𝐛𝐞𝐈𝐧𝐬𝐞𝐫𝐭𝐢𝐨𝐧 #𝐂𝐚𝐭𝐡𝐞𝐭𝐞𝐫𝐢𝐳𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Daha (DIU) ayaa si guul leh u qabatay tababarka wax-ku-oolka ah ee Xirfadaha Aasaasiga ah ee Caafimaadka (Basic Health Skills),
Tababarkan wuxuu ardayda siinayaa fursad ay si toos ah ugu bartaan uguna tababartaan xirfadaha aasaasiga ah ee caafimaadka, isagoo kor u qaadaya xirfadahooda caafimaad iyo u-diyaargarowgooda shaqo ee mihnadda daryeelka caafimaadka.
#𝐃𝐈𝐔
#𝐃𝐚𝐡𝐚𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲
#𝐍𝐆𝐓𝐮𝐛𝐞𝐈𝐧𝐬𝐞𝐫𝐭𝐢𝐨𝐧
#𝐂𝐚𝐭𝐡𝐞𝐭𝐞𝐫𝐢𝐳𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
#𝐔𝐫𝐢𝐧𝐚𝐫𝐲𝐂𝐚𝐭𝐡𝐞𝐭𝐞𝐫
#𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜𝐚𝐥𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬
#𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
#𝐇𝐚𝐧𝐝𝐬𝐎𝐧𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠
#𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐜𝐚𝐫𝐞𝐄𝐱𝐜𝐞𝐥𝐥𝐞𝐧𝐜𝐞
16/07/2026
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢
𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 Jaamacadda, 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱𝗸𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 iyo dhammaan bahda 𝗗𝗜𝗨 waxa ay hambalyo u dirayaan Mudane 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗼𝗵𝗼𝗱𝗶𝗻 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶, oo loo magacaabay Agaasimaha 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐡𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚, 𝐆. 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫.
𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐮𝐱𝐮𝐝𝐢𝐢𝐧 waxa uu ka mid yahay qalinjibiyayaasha 𝙠𝙪𝙡𝙡𝙞𝙮𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙎𝙝𝙖𝙧𝙚𝙚𝙘𝙖𝙙𝙖, waxaana u rajeynayna guul.
Alle hakuugu asturo masuuliyadda laguu idmaday.