Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University

Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University, Community College, Mogadishu.

Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 10/05/2022


Hormuud ku xigeenka kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka SALAAM UNIVERSITY ayaa soo agaasimay kulan Duco iyo Quraan Akhris ah oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Macallin oo ka mid ahaa Ardadayda Kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka gaar ahaa Department of ACC, Sem 2.
Marxuum Maxamed waxa aan eebe uga baryeynaa Janatul firdowsa

Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 03/05/2022

Tacsi:. إنا لله وانا إليه راجعون
Dhmmaan Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka SALAAM UNIVERSITY, waxay TACSI tiiraanya leh u dirayaan Ehelka iyo Asxaabta uu ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Macallin uu ku geeriyooday Magaalada Muqdishu,
Marxuumka waxa uu ka tirsanaa Ardayda kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamacadda SALAAM, gaar ahaan Department of ACC Semester Two(FT),Marxuum Maxamed rabbi naxariista janno ha geeyo,sabar iyo iimaan Alle hanaga siiyo dhamaanteyn.
Waalidkiisna qalbiga alla ha uqaboojiyo

01/05/2022

Ciid Mubaarak, Dhamman Umadda Islaamka ah gaar ahaan Umadda Soomaliyeed meel walba aad dunida ka Joogtan si gaar ah Bahda SALAAM UNIVERSITY
Allaha naga Aqbalo Acmaasha Bisha Ramadan.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
عيدكم_مبارك.


28/04/2022


Eebe waxa aan ka baryeynaa in uu naga aqbalo Acmaasha aan samayno Bisha Ramadaan.
Alle ha nagu daro kuwa laga xureeyo Naarta.
Aaamiiin
SALAAM UNIVERSITY

20/04/2022

Aden Mohamed Abdi
Allaha kugu asturo xilka Ustd.
Garabkaaga ayaan nahay goor walba insh

Hambalyo Hambalyo
Aden mohamed abdi (Kariye) oo loo magacabay Madaxa dhaqanka iyo Ciyaraha ee golaha fulinta SUSA

Midowga ardayda jamacada salaam 2021-2022


Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 18/04/2022



Waxaa maalinkii 6aad si guul ah noogu soo dhammaaday Imtixaanka Dhexe (Midterm Exam), Sem 2aad Sanad waxbarashadeedka 2021/2022.
Waxaan dhamman Ardayda u rajayneynaa Guul




Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 17/04/2022


Waxaa maalinkii 5aad si guul ah noogu soo dhammaaday Imtixaanka Dhexe (Midterm Exam), Sem 2aad Sanad waxbarashadeedka 21/22.
Waxaan dhamman Ardayda u rajayneynaa Guul





Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 14/04/2022


Waxaa maalinkii labaad si guul ah noogu soo dhammaaday Imtixaanka Dhexe (Midterm Exam), Sem 2aad Sanad waxbarashadeedka 21/22.
Waxaan dhamman Ardayda u rajayneynaa Guul





Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 13/04/2022


Imtixaanka dhexe ( Mid term Exam) Semester 2aad, Sanad waxbarashadeedka 2021/2022, ayaa si rasmi ah uga bilowda Saaka, (13.04.2022) Jaamacadda SALAAM xarumaheeda kala duwa, Dhammaan Ardayda imtixaanka u fadhiisatay waxa aan u rajaynaynaa Guul
.📝✍
.📝✍

!

01/04/2022



Maamulka Kulliyada "Dhaqaalaha iyo Maamulka" Jaamacadda SALAAM, waxa uu ugu hambalyeynayaa guud ahaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faa’iidaysta barakada bishaan barakaysan.

Photos from Faculty of Economics & Management Science.At Salaam University's post 31/03/2022

Munaasabadda 𝗗𝗮𝗮𝗳𝗮𝗰𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 PROPOSALKA 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗮 9_aad ayaa Lagu soo gabagabeeyy 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 Cabdiqasim ee Jaamacadda SALAAM
.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu
WADNAHASTREET

Opening Hours

09:00 - 17:00