21/11/2023
Xuska maalinta macalinka somaliyed. 21. November.
::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
Xaflad si weyn loo soo Agaasimay ayaa maanta lagu qabtay iskuulka nuralhuda
Waxaana soo qaban qaabiyay xafladaan ardayda iskuulka oo ku maamuusayay macalimiintooda.
Macallinkeyn Allow kaal Macallinkiis Allow kaal.