Koorsadee xiiseyneysaa
1: Programming language
2: Web development
3: Database
4: graphic design
5: Network
Hirey Technology Center
Welcome Hirey Technology Center
24/05/2022
waxaa dhamaan umudda somaliyed gaar ahaan kuwa jecel wax barashada lala socodsiinayaa in Lagu soo kor dhiyay barashada maadada , waxaadna helikartaa iyo & .
hadii ad u baahan tahay maclumad dheeri ah fadlan whatsapp ka nagala soo xiriir numbarka boorka ku qoran.
Fadlan sii garsii asxaabtada.
Halkaan kala soco barashada maada HTML ka .
https://www.youtube.com/playlist?list=PLrG-G8GqujJ6OnZng2-KG5M6n5YV0KcBQ
page like saaro , youtube kana sidoo kale subscribe saaro, si aysan wax kuu dhaafin
22/10/2021
Dhamaan bahda jecel waxbarashada gaar ahaan maadada saxaafada waxaa lagu war galinayaa in fasal cusub furmay , fadalan ardaygii daneeynaayo hala so xiriiro numbarka hoos ku xusan.
wa.me/+252617653550
Halkan waxaad ka heli karta casharada ku saabsan computer ka waxa ayna isugu jiraan bilaaw, dhax dhaxaad iyo dhameeystir.
haddi aad daneeyneeyso soo booqo chanelkan
https://youtu.be/HREGN7j9Lms
sii share gareey si asxaabta kalana uga faa iideeystaan
page kan like saar. hadii uu ku anfacay , si aad u hesho wixii la soo dhigo.
mahadsanid.
Halkan kala soco casharada Computer ka ku saabsan , siina share garey si ay uga fa'ideystan asxaabta inteda kale, sidoo kale waxaad kala socon kartaa channel youtube ka aan ku leenahay waxaadna ka hel kartaa intaan iyo in kabadan iyo kuwa kale oo so socda. sida aad u heshid casharada ku wii h**e iyo ku cusub oo soo socda halkaan furo https://syr.us/V5s
Halkaan ka soco barnaamij yada ku saabsan computerka iyo technologyada nuuc yadeeda kala duwan.
sidoo kale waxaan nagla socon kartaa youtube channelken oo ah https://rb.gy/rcy1kz
24/07/2021
Hirey technology center waxaa la tijabinayaa in la is ku xiro facebook & youtube chanel
halkan click ku sii https://cutt.ly/9m6Wu2W
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu