16/05/2026
๐ฉบ ๐๐ง๐๐๐ฉ๐๐๐๐ก-๐ ๐ช ๐๐๐ ๐๐ช๐ง๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐ข๐๐๐๐ ๐
Ardayga caafimaadka barto ma noqon karo xirfadle caafimaad oo tayo leh haddii uusan helin tababar practical iyo clinical oo dhab ah.
Practical-ku wuxuu ardayda baraa sida aqoonta theory-ga loogu dabaqo xaaladaha dhabta ah ee bukaanka, wuxuuna kobciyaa xirfadaha, kalsoonida, iyo diyaar garowga shaqada caafimaadka.
SOS College Of Health Sciences University waxay mudnaan gaar ah siisaa tababarrada practical-ka si ardaydu u noqdaan xirfadlayaal aqoon iyo waayo-aragnimo leh oo bulshada si hufan ugu adeegaya.
ใ
14/05/2026
SOS College Of Health Sciences University proudly congratulates ๐๐ง. ๐ผ๐๐ช๐ ๐๐ง ๐ผ๐๐๐ ๐๐จ๐ข๐๐ฃ for being recognized as the Employee of the Year 2025 Amongst the Male Employees.
Your dedication, professionalism, and unwavering commitment to training Nursing students in Critical Care and ICU have made a lasting impact on both our institution and the future healthcare professionals you mentor every day.
Thank you for your outstanding contribution, hard work, and passion for excellence in healthcare education. Your efforts continue to inspire students, colleagues, and the entire community.
๐ Celebrating dedication.
๐ Recognizing excellence.
๐ Inspiring impact.
Congratulations once again on this well-deserved recognition!
12/05/2026
๐๐ฉโโ๏ธ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ (๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ฌ ๐๐๐ฒ) ayaa si heer sare ah looga xusay SOS College Of Health Sciences University
Munaasabaddan waxay ahayd mid lagu maamuusayay dadaalka, naxariista, iyo doorka muhiimka ah ee kalkaaliyeyaashu ku leeyihiin badbaadinta nolosha bulshada iyo horumarinta adeegyada caafimaadka. โค๏ธ๐ฉบ
Waxaa xaflada hadal jeedin isugu jirta mahadnaq, baraarujin iyo dhiirigalin ka jeediyay kalkaalisooyin khibrad badan leh oo ka tirsan bahda SOS Children's Villages in Somalia masuulin iyo macalimiin
Waxaan hambalyo iyo mahadnaq u direynaa dhammaan kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed iyo kuwa caalamkaba ee si hagar laโaan ah ugu adeegaya bulshada maalin iyo habeen.
โEvery nurse is a hero in healthcare.โ
Waa idin ognahay halgankiina waana mahadsantihiin
11/05/2026
SOS College of Health Sciences University proudly recognize
๐
๐๐ฅ๐ข๐ฌ ๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ as the Employee of the Year 2025.
As an outstanding Reproductive Health Educator, her unwavering dedication, professionalism, and commitment to educating our future midwives and nurses on Reproductive Health and Midwifery continue to inspire excellence and create lasting impact in our community.
Thank you for your hard work, passion, and service in shaping the next generation of healthcare professionals.
Celebrating dedication.
Recognizing excellence.
Inspiring impact.
11/05/2026
๐ฉ๐จ๐น๐ถ ๐ถ๐ถ ๐ฉ๐ผ๐ณ๐บ๐ฏ๐จ๐ซ๐จ๐จ๐ซ๐จ ๐ถ๐ฎ๐ผ ๐จ๐ซ๐ฌ๐ฌ๐ฎ
๐ญ๐๐๐ ๐ป๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐
SOS College Of Health Sciences University waxay ardaydeeda ku Hubeyneysaa aqoon iyo xirfad caafimaad ooTayo leh, iyagoo casharada practical-ka ku qaata isbitaallada, kana baranaya shaqada caafimaadka iyagoo garab shaqeynaya dhakhaatiir, kalkaaliyayaal iyo umulisooyin khibrad dheer leh.
Tababarka Clinical-ka wuxuu ardayda siinayaa fursad ay ku arkaan xaaladaha dhabta ah ee caafimaadka, kuna kobciyaan xirfadaha daryeelka bukaanka, kalsoonida shaqada, iyo anshaxa mihnadda caafimaadka.
Tababarradan waxay ardayda ka caawiyaan inay fahmaan daryeelka bukaanka, horumariyaan xirfadahooda caafimaadka, isla markaana ay yeeshaan kalsooni ay bulshada ugu adeegaan
Waxaan ku faaneynaa inaan dhiseyno jiil xirfadlayaal caafimaad ah oo leh aqoon, xirfad iyo waayo-aragnimo dhab ah leh kuwaas oo ka jwaabi karo baahiya caafimaad ee bulshadeena
09/05/2026
Waxaa si habsami leh u socda imtixaanka dhexe ee semistarka (mid-semester) ee jaamacada SOS College Of Health Sciences University
05/05/2026
Jaamacada SOS College Of Health Sciences University ๐ฌ๐ข ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ ๐ฅ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฒs๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐คฑ
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee SOS College of Health Sciences University halkaas oo lagu muujiyay doorka muhiimka ah ee umulisooyinku ku leeyihiin badbaadinta hooyada iyo dhallaanka, iyo horumarinta caafimaadka bulshada guud ahaan.
Umulisooyinku waa halyeeyo aan had iyo jeer la arkin, balse maalin walba u taagan badbaadinta nafaha iyo daryeelka hooyooyinka. Maanta waxaan u mahadcelineynaa dadaalkooda, dulqaadkooda, iyo naxariistooda aan la soo koobi karin. ๐
Aan wada xasuusanno:
Horumarka caafimaadka hooyada iyo ilmaha wuxuu ku bilaabmaa taageeridda iyo xoojinta umulisooyinka.
Hambalyo dhammaan umulisooyinka! ๐ธ
Children's Villages in Somalia
29/04/2026
Kulanka Wadatashiga Daneeyayaasha Mashruuca Rajo Kaaba ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
Rajo Kaaba waa barnaamij logu hormarinayo Gabdhaha soomaaliyeed,. Gaar ahaan kuwaa aan fursad waxbarasha helin
Ardey iyo Macalimiin ka socda SOS College Of Health Sciences University SOS oo Xubin ka ah Barnaamijka Rajo Kaaba ayaa k qeyb galay kulanki maalinti kowaad ee wadatashiga
27/04/2026
Qeyb kamid ah sawirada xuska maalinta duuma aduunka sanadkaa 2026 oo isbuucan si weyn looga xusay Jaamacada Culuumta Caafimaadka SOS.
SOS College Of Health Sciences University waxaa ka go'an dadaalkeeda ku aaddan la dagaallanka cudurka duumada (Malaria) iyo kor u qaadista wacyiga bulshada.
Ardaydeena iyo macallimiinteenu waxay door muhiim ah ka qaateen:
๐ฌ Baaritaanka iyo ogaanshaha cudurka
๐งช Tababarrada shaybaarka
๐ข Wacyigelinta bulshada ee ka hortagga duumada
๐ฆ Duumadu waa cudur laga hortagi karo, lana daweyn karo haddii si degdeg ah loo ogaado.
๐ค .โ Hada waan aboodnaa waa inaan ciribtirno duumada
25/04/2026
๐๐ฆ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ โ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐๐
Maanta waa maalin muhiim ah oo lagu xasuusanayo halganka lagula jiro duumadaโcudur weli saameyn ku leh bulshadeenna. Hal-ku-dhigga sanadkan: โNow We Can. Now We Must.โ Hada waan aboodnaa inan ciribtirno waa inan ciribtirno
๐ก Aan wada qaadno tallaabooyin dhab ah si aan u joojino duumada:
Isticmaal maro kaneeco (mosquito net) habeenkii
Ka fogow biyaha fadhiya ee kaneecadu ku taranto
Raadi daryeel caafimaad degdeg ah haddii calaamado muuqdaan
Ka qayb qaado wacyigelinta bulshada
๐ SOS College of Health Sciences University waxay si sharaf leh uga qayb qaadanaysaa wacyigelinta iyo ciribtirka duumada.