Central University for Science and Technology

Central University for Science and Technology

Share

central university for science and technology

Photos from Central University for Science and Technology's post 03/08/2026

Central University for Science and Technology (CUST) ayaa u qabatay ardayda Foundation Year practical ku saabsan Blood Group Determination (ABO & Rh Typing).

Practical-kan ayaa ujeeddadiisu ahayd in ardaydu bartaan habka saxda ah ee lagu aqoonsado kooxaha dhiigga (ABO & Rh), iyagoo adeegsanaya Anti-A, Anti-B, iyo Anti-D sera. Ardaydu waxay sidoo kale barteen muhiimadda blood grouping-ka ee dhiig-shubista, qalliinnada, daryeelka haweenka uurka leh, iyo xaaladaha kale ee caafimaadka.

Tababarkan wuxuu qayb ka yahay dadaalka CUST ee lagu kobcinayo aqoonta iyo xirfadaha shaybaarka ee ardayda Foundation Year, si loogu diyaariyo waxbarashadooda iyo mustaqbalkooda xirfadeed ee dhinaca caafimaadka iyo cilmiga sayniska.

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardaydii ka qayb qaadatay practical-kan, waxaana u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.

19/06/2026

Jaamacadda Central waxey u rajeyneysaa ardayda form 4 ka ee sabtiga oo bari ah imtixaanka shahaadiga u fariisinaayo guul iyo natiijo wanaagsan

18/06/2026

Jaamacadda Central waxey u rajeyneysaa ardayda form 4 ka ee sabtiga imtixaanka shahaadiga u fariisinaayo guul iyo natiijo wanaagsan

Photos from Central University for Science and Technology's post 15/06/2026

Jaamacadda Central ayaa booqasho dhiirigalin iyo hambalyo ah ku tagtay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Masdar School, halkaas oo kulan gaar ah ay kula qaateen ardayda Fasalka 4-aad ee sanadkan ka qalinjabineysa dugsiga.

Photos from Central University for Science and Technology's post 09/06/2026

Maamulka Jaamacadda Central iyo dhaqaatiir khibrad leh ayaa qabtay tababar lagu horumarinayo xirfadaha ardayda Kuliyadda Health Science, gaar ahaan ardayda ka faa’iideysanaysa mashruuca Rajo Kaabo.

Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha caafimaad ee ardayda, si ay ugu diyaar garoobaan inay bulshada ugu adeegaan si hufan oo tayo leh.

Jaamacaddu waxay sii wadaysaa dadaallada lagu tayeynayo waxbarashada iyo kobcinta kartida ardayda, iyadoo la kaashanaysa bahwadaagta waxbarashada iyo caafimaadka.

Photos from Central University for Science and Technology's post 07/06/2026

Jaamacadda Central ayaa booqasho dhiirigalin iyo hambalyo ah ku tagtay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al Aqsa School, halkaas oo kulan gaar ah ay kula qaateen ardayda Fasalka 4-aad ee sanadkan ka qalinjabineysa dugsiga.

Photos from Central University for Science and Technology's post 03/06/2026

Jaamacadda Central ayaa booqasho dhiirigalin iyo hambalyo ah ku tagtay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Baledweyn School, halkaas oo kulan gaar ah ay kula qaateen ardayda Fasalka 4-aad ee sanadkan ka qalinjabineysa dugsiga.

Photos from Central University for Science and Technology's post 03/06/2026

Jaamacadda Central ayaa maanta booqasho dhiirigalin iyo hambalyo ah ku tagtay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Aflah School, halkaas oo kulan gaar ah ay kula qaateen ardayda Fasalka 4-aad ee sanadkan ka qalinjabineysa dugsiga.

Photos from Central University for Science and Technology's post 03/06/2026

Jaamacadda Central ayaa maanta booqasho dhiirigalin iyo hambalyo ah ku tagtay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Universal Primary And Secondary School School, halkaas oo kulan gaar ah ay kula qaateen ardayda Fasalka 4-aad ee sanadkan ka qalinjabineysa dugsiga.

Photos from Central University for Science and Technology's post 30/05/2026

Jaamacadda Central ayaa maanta booqasho dhiirigalin iyo hambalyo ah ku tagtay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Bundaweyn School, halkaas oo kulan gaar ah ay kula qaateen ardayda Fasalka 4-aad ee sanadkan ka qalinjabineysa dugsiga.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00