01/08/2021
Hambalyo shacab waynaha reer puntland 23 kadib asaaski dowlada puntland.
ku soo dhowaada hayga aan ku leeyahay bartaan
01/08/2021
Hambalyo shacab waynaha reer puntland 23 kadib asaaski dowlada puntland.
Muqdisho iyo Kigali - Shalay iyo Maanta
1995 Waxaan isu maray Muqdisho iyo Kigali. Muqdisho waxay ku sugnayd xaalad aad u qallafsan. Waxay ahayd Dowlad la’aan. Waxay u kala qoqobnayd hoggaamiyayaal dhowr ah oo mid kastaa uu isku darsaday hub, indha’adeyg, qabiil “weyn” iyo siyaasad.
Wax kasta oo sharci darro ah waad filan kartay in lagaaga sheekeeyo, hortaada ay ka dhacaan amaba ay adiga kugu dhacaan. Filan waa’ ma jirin marka laga reebo sharciyad.
Nin ama ka badan qori sita oo waddada la maraya ama meel la yuurura in aad aragto la yaab ma lahayn. Xataa baabuur xawaareynaya oo uu ku dul rakiban yahay qori lidka dayaaradaha ah asii hadda loo sito in xataa hal qof lagu dilo waxay ahayd muuqaalka joogtada ah ee magaalada.
Waddo dayactiran ma jirin. Waddo dhinaca saxda ah keliya loo maraa ma jirin. Waddooyinka qaarna lamaba mari karin amni darro darteed.
Dhismayaasha magaaladu waa ay burbursanaayeen siiba guryaha iyo xafiisyada dowladda iyo kuwa xaafadaha ay reer Xamarkii h**e ay u yaqaanneen magaalada hoose.
Kigali 1995
Gegida dayaaradaha Kigali waxay ahayd dhismo aad u yar oo guri qof deggan yahay aad mooddo. Nin miis yar oo gaaban gadaashiisa kursi ku fadhiyay markii aan baasabboorkeyga Soomaaliga ah u dhiibay dhowr bog ayuu midba mar rogay ka dibna wuu ii soo taagay. Wuxuu ii raaciyay – ma taqaan Raaqiya Oomaar?
Raaqiya waxay berigaas ku caan ahayd daafaca xuquuqda aadanaha siiba Soomaaliya iyo Rwanda. Waxay mar Madax ka ahayd hey’ad caalami ah oo xuquuqda aadanaha daafacda. Ka dibna mid kale ayay iyadu wax ka sameysay Madaxna ka noqotay.
Ma hubo in Omaar iyo Omar ay isula yara ekaadeen iyo in uu Soomaalinnimada ii weydiiyay, waxaanse ugu jawaabay haa oo Raaqiya waan aqaan. Ka dibna wuxuu ii fasaxay in aan gudaha u galo dalkiisa.
Garoonku wuxuu ahaa mid aan dayaarado badani joogin imaanna. Dayaarad Qarammada Midoobay ay leedahay ayaan raacay.
Hoteelka aan ku degey wuxuu ahaa labadii markaas magaalada ugu “wanaagsanaa” midkood. Xaalkiisu ma ahayn mid lagu tilmaami karo hotel caasimadeed.
Waxay magaaladu la murugeysnayd gumaadkii qorsheysnaa ee ugu yaraan 800,000 (Siddeed boqol oo kun) oo ruux lagu dilay 100 maalmood gudahood.
Meel kasta waxaa lagu iibinayay kabo aan cusbeyn oo aad u tiro badan. Waxaa la ii sheegay in ay yihiin kabaha dadkii la dilay.
Dad ayaa muslimayay bil kasta. Sababta waxaa la iigu sheegay in ay soo jiidatay sida ay dadkii Muslimiinta ahaa ee reer Rwanda ay u daafaceen muslimiintii ka dhashay qowmiyadda ay tooda colka ahaayeen.
Masjidkii ugu weynaa ee lagu daafacay dadka oo dakharradii weerarku ay ka muuqdaan ayaan booqday.
Dhismayaasha qaarkood weliba xafiisyo ah marka aad gasho waxaad indhahaaga iyo sankaaga si weyn ugu dareemi kartay in nafleey lagu dhex dilay.
In aad aragto askar qoryo sidata oo baareysa baabuurta waddada mareysa ma ahayn wax lala yaabo. Maalinjoog aan u tagnay magaalada quruxda badan ee Gisenyi oo ku baal taalla harada Kivu ee kala qeybisa Rwanda iyo Congo ayaa habeenkii markii aan ku soo laabannay Kigali waxaan nimid magaalada oo ciidan badani uu tuban yahay waddooyinka. Aad ayaana naloo baaray.
Waxaan ka warhelnay hoteelkii Gisenyi ee aan maalinjoogga u tagnay in la soo weeraray oo la dilay qaar ka mid ah shaqaalihii noo adeegayay. Nasiib wanaag in aan diiday talada ay soo jeediyeen qaar ka mid ah saaxiibbada Soomaaliyeed ee igu martiqaaday goobta taas oo ahayd in aan seexanno Gisenyi weliba isla hoteelka ku ag yaallay harada. Talo ay h**e khubaro ii siisay inta aanan London ka amba bixin ayaa ahayd meel aan Kigali ahayn in aanan ku hoyan.
2017
Toddobaadkan ayaan mar kale isu maray Muqdisho iyo Kigali. Muqdisho waxay yeelatay Dowlad. Waxay yeelatay kala dambeyn ilaa xad ah. Waddooyin dhowr ah ayaa la dayactiray. Waddooyinka waaweyn badankood nal ayay leeyihiin. Dhowr dhisme oo waaweyn asaan dowladdu lahayn ayaa soo baxay.
Duq magaalo iyo ku Xigeenno ayay yeelatay, kuwaas oo magaalada oo dhan canshuur ka qaata.
Xamar aragtayaaba qori aragtay. Garoonka dayaaradaha, fatashka waddooyinka, xafiisyada, hoteellada, baabuurta la carareysa madaxda iyo xataa baabuur askareed oo iskood u socda intuba waxay ka mideysan yihiin AK 47 iyo ama dabajeex waxayna ka mid yihiin nolol maalmeedka Muqdisho.
AMISOM iyadu waxay sidataa qoryo kuwaas ka culus.
Dayaarado aan yareyn ayaa taga laakiin midkoodna ma sidato magaca Qaranka.
Hoteelka aan degey (bidix) & Hoyga Shirarka Kigali (midig)
Labada magaalaba waxay ku tallaabsadeen horumar. Waana wax lagu farxo. Laakiin heerka ay berigaas joogeen marka la barbardhigo midka ay maanta marayaan waxaan dareemayaa in Muqdisho laga dheereeyay.
Amniga, waddooyinka, nalalka, dhismaha, nadaafadda, dhirta iyo cagaarka iyo nidaamka gaadiidka loo kala hagayo, Kigali waxay ku tallaabsatay horumar weyn.
Ujeedid la’aanta qoryaha ayaa iyaduna ah wax aan aad uga helay Kigali gudaheeda.
Hotel ay deggan yihiin Wasiirro badan oo Afrikaan ah ayaan iridda h**e ee laga soo gelo oo qiyaastii dhowr boqol oo tallaabo u jirta dhismaha hoteelka aan ku arkay askari qori sita. Sidoo kale irirdka h**e ee gegida dayaaradaha.
Laakiin xataa markii qol aad u weyn oo aan shir ku lahayn uu soo galay Madaxweyne Kagame oo maalinta inteeda badan uu nala joogay ma arag askari lebbisan iyo mid qori muuqda sita.
Hotelka aan ku degay xag dhisme iyo nadaafad wuu ka sarreeyay qaar badan oo Yurub ku yaal.
Waxaan Kigali ku imid Rwandair oo ah sharikadda dayaaradaha ee Rwanda.
Hadda Madaxda Rwanda waxaa ay ka hadlayaan waa sidii qaaraddan Afrika loo horumarin lahaa. Shirka ay marti-geliyeen wuxuu ku saabsanaa dib u habeynta Midowga Afrika taas oo uu horseed ka yahay Madaxweyne Kagame. Waxaa la isaga yimid Afrika oo dhan – Bari, Galbeed, Woqooyi, Koofur iyo Bartamaha.
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame wuxuu yiri, Rwanda-da aad maanta aragtaa ma aha mucjiso, waa natiijada howl badan oo adag oo la qabtay.
Waxaan ku kalsoon ahay in maamulka cusub ee Gobolka Banaadir iyo caasimaddeenna Muqdisho ay wax badan oo wanaagsan soo kordhin kari doonaan mustaqbalka.
Qore:
Dulmane aan loo doodin (shacabka)
Puntlan waxay leedahay shacabkii dulqaadka u saxbiika ahaa ,tani waa qorm aan kaga hadlaayo hab nolaleedka shacbka ku dhaqan gobalada puntland
Marka aad dhex martid meelaha shaaracyada ah oo ay bulshado ku kolmaan waxaa ku sobaxaysa xalada dhabta ah ee ka jirta dalka iyo habka ay nolsho isko badalayso waa sax waxaa muuqda horomar dhaqaale oo aan caga buurnayn ku taagnayn wayo maciishada siikordhaysa iyo danyarata aan lajaan qaadi karin waa mid muuqata oo aan marnaba daah ka saarnayn marka aad qiimisa nolal maal meedka bulshadan waxaa kuu soo baxaya in xalado ay taagantahay uurikiyo afkow samro wakhtiigiina suga waayo siikorarka dhulka ladeegaan sanlahaa ee magaalooyinka waa wayn iyo kuwii dhisnaa ee la kiraysan lahaa waxay ku tu saysa in aysan jirin dhimrin iyo dib u eegid kan aan awodin siday maantay wax marinayan kowa aan arxanka lahayn ee dhulka ku habsada iyo ko wa macaasha raadiska ah ee u diir nixin ko saboolka ah
Sikasta arintu ha ahaato waxaa xusid mudan yaa qadanaya musuuliyada dadkaas yaase xaq u leh in ay ka jawaaban
Aragtidayda waxaa masuliyadas iska leh kuwa kufadhiya codka shacbka amse loo yaqaan (xilibaanada) wayo waa hayada xaqa u leh in ay udoodo waxna ka qabato xaladaha shacabka
Waana waajib dastuura ah oo saaran balse su aasho waa ma ogyihiin iyago
Waxa ahayd qorma aan ka akhriyay majlad ka soo baxda dalka maraykanka halka ay cadaalado ka joogto marakanka dhexdiisa in maayirka gobal ka midaa gobalada maraykanka uu inta uu khaq u yeeshay mushar ahaan uu ku filnaan wayay reerkiisa si qoysku u nolashiisa u kabmo waxay samayn jirtay xasiikiiso in ay kabalyeeri kanoqoto meharad si uu u dhamaystirto inta reerka ka maqan ee nolal maal meedkeeda
Waa tusaale ku aadan in aysan dhaqala wadanka aysan koox iska lahayn ee lawada leeyahay ayasan cid si gooniya ugo tagra fali karin
Hadaba shacabko waa awooda ugo saraysa ee wadanka ha loo qareemo oo masuulayada ha ladareemo
Shacbka ilahay ha tuso awoododa iyo sharciyada ay u leeyihiin in ay ku noladan nola dhaanta tan ayna iska ilooban qabiilka iyo nin jaclaysiga daahsaday adigo shacabow u hiili awladaada oo u door dal hodan iyo nabad ah
06/10/2017
Waan idinsalamay dhamaan umada
Maqaalkan yar oo aan ku jalecayo rajada umada somaliyeed iyo dowlad nimadooda
Ma ahi qof waxbadan soo taagna marxaladabadan oo samaliya soo martay tan iyo intii laqaatay xoriyada 1960
Balse ogaalkayga iyo xuuraansigayga intaan kahelay
Sida cadiyan laysla og yahay umada somaliyed tan iyo intii ay lasoo wareegeen xoriyadooda waxaa somaray dowlado rayid ah iyo mid malatari oo iskaga dameeyay xokonka dalka
Waxba yaan dib umilicsan taarkhdaa dheer oo aan ku fogaan madama ay umada inteeda badan ka dheragsan tahay marka laga reebo jiilka hada sookoraya
Balse garaadkay iyo garashaday waxan ahaa dadkii aan nasiibka u yeelan dowlad nimadii umada somaliyed mid rayid iyo mid melatariba
Balse waxaa aan lakowsaday umad ishaysata oo aan garanay wax isko haystan iyo waxay kala qabaan
Waa dal aan nadaam kajirin waadal aan lahayn goob jihaysa qalbiyada curdinka ah waa dal aan lahay gooba cafimad iyo waxbarasho waa dal aan lahay kan ku dulminaya meel aad u ashtakooto
Lakowsiga xaladaha waxay ahaayeen kowa ay lakowsadee jiil farabadan oo somaliya
Sikasta xaladuho ha iskobadaleen oo waba waa ha isku dhiibo waxaa mooda in ay umadani haatan ka raja fiicantahay sadah**e oo soomaray dhan dhaqaale iyo dowladnimo
Balse waxaa soo ifbaxaya in ay wali jiraan gafanayaal ku nool dhiiga umada somaliye ha ahaadeen kowa dana khaas kaleh umada somaliyeed iyo kowa cadawtinima u haya
Waxase aa aan layaaba somalida waxay wali u fahmi layhiin dhibta lagu hayo oo ah qaybi oo xukun
Sida waayahan socota waxaa lawada olala kadhan ah in ladumiya iftiinka dowlad nimo ee u soobaxay umada somaliyeed si ay umadaan cageheed iskugo taagin
Hadaba waxaan tala ahaan u soojedina somaliye maslaxada caamka halaga hormariyo mid kaarka oo aan u qareeno hooyada iyo caruurtena u dhimana macaluusha iyo nafaqadarada aan u qareeno jiilkeena ku baabaya xuduudaha shisheeye oo baduho ku laqaayaan aan u qareeno dolwdena oo aan garab istaagno si sharaftena iyo haybadii somaliyeed u soo laabato
Waad mahad santihiin
Soomalya nabad iyo nolal
XADIISKA WAXA UU INABARAYA SIDA AY CARADO U THAY CAMAL SHAY DAAN
...............................................................................
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ أَنْ رَجُلًا قَالَ لِلنَّبِيِّ صلى الله عليه و سلم أَوْصِنِي. قَالَ: لَا تَغْضَبْ، فَرَدَّدَ مِرَارًا، قَالَ: لَا تَغْضَبْ" .
[رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ].
Waxaa laga weriyay Abuu Hureeyra (Allaha ka raalli noqdee) in nin u yimid Nebiga (s.c.w.) kuna yiri: ii dardaaran markaa suu Nebigu yiri: "Ha caroonin, Markaasuu ku cel celiyay erayga ha caroonin.
" Waxaa weriyey al-Bukhaari.
SHARAXA
Caradu waxay ka mid tahay jirrooyinka xun xun ee qofka jarka ka tuura, dembiyo waaweynna u soo jiida, lamana celin karo carada oo waa wax ku abuuran qofka oo marka lagula kaco wax aanu ralli ka aheyn dhiiggiisa dhaqaajiya, marka Nebigu wuxuu ugu yeerayaa muslimiinta iney is celiyaan inta ey caro burburayaan, waa inaan qofku u hoggaansamin waxay caradu ugu yeereyso, xadiis kale wuxuu Nebigu ku waaniyay qofka caradu qaadqaadeyso inuu weysa gaato ama xaalka uu ahaa beddelo oo hadduu taagnaa fariisto hadduu fadhiyey jiifsado... Marka xadiiskani wuxuu kuugu yeerayaa inaan caradu xadka kaa saarin.
FAA'IIDADA XADIISKA
1. Waa inuu xusuusto qofku waxa ka dhalanaya carada,
2. Waa inuu qofku is-celiyo haddii uu caroodo, oo wax kale ku caro burburo,
3. Inuu ka dheeraado inuu qaado tillaabo ama go'aan isagoo careysan, maxaa yeelay, wuxuu ka shalayn doonaa markay caradu ka baxdo.
26/02/2017
mashruuca tayaynta shaqalaha dowlada puntland oo uga socda si habsamileh wasarada shaqada shaqalaha iyo dhalinyarada ciyaaraha waxaa daah laga qaaday tirakoobka shaqalaha puntland kolan kii mantay ka dhacay hoolka wasarda oo uu daah foray wasiirka shaqada shaqalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha wasiir abdirahmaan shiikh
madahaada beenta kuwii nago madiideyay mas wabaydiyo lamadhuunyado mira dhunkaleed maraykan iyo wakay baxshaan madaxda reer yurobee ..........
abwaan timacade ilahay ha unaxariisto
waxa kasocda dalka waa wax aan lo dulqadan karin marka aad u fiirsato umada meshay hiigsanaysay iyo sida hamigodii looga jabiyay war dalko matorobaa siyasigona ma dilaalba xilibaana ma laaluush qaata shacabkuna madawada waa xaalad isqabanla sida wax usocdaa away umadii fiyobeed oo dalkan usokacay