12/11/2024
Mu'asasatu Imamu Sakhawi مؤسسة الإمام السخاوى
waa Page-ka Mu'sasadda Imamu-sakhawi
12/11/2024
13/09/2024
بعض صور المتخرجين للعام 2024
12/11/2023
Qaar kamid ah waalidiintii kasoo qeyb galay xafladda
09/11/2023
Munaasabad Lagu maamuusayay arday dhamesay Qur'aanka iyo Kuwa bartay Qoraalka iyo Aqriska Carabiyada ayaa shalay oo taariikhdu ku beegneed 08-Nov-2023 lagu qabtay Howlka Jaamacadda Somalia ( Uniso), Ardaydan oo ka Afkaxady Mu'asasatu Imamu Sakhawi مؤسسة الإمام السخاوى , waxa Xafladda kaso qeybgalay Culama'udiin, Macalimiin Waalidiin iyo dhaman bulshada qeybaheda kala duwan.
06/07/2022
Waxaan maanta Kitaaba Qur'aanka Kariimka ah Gudoonsiinay Ardayda Dhigata madarasadda Imaamu -Sakhawi Qeybta Xanaanada Kuwii Barta Kalaamka Alle oo Ku camal fala Allaha Ka Dhigo Aamiin.
29/06/2022
Xaflad Heerkeedu Sareeyo Oo Ay soo Agasintay Mu'asasada Imamu Sakhawi Qeybta Qur'aanka Ayaa lagu qabtay Isla Xaruntaa waxaa Ku Qalin jabinaayay 23 Arday kuwaa oo Dhameeyay Qur'aanka Kariimka ah iyo Ku bartay Sida Wax loo Qoro Loona Akhriyo Dhamaan Waalid,Arday,macalimiin iyo marti sharaf mahadsanidiin.
Welcome to Mu'asassatu Imamu-sakhawi.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Wartanabada, Xamar Bile
Mogadishu
252617092556
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Thursday | 06:00 - 17:00 |
| Friday | 07:00 - 16:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |