Nuune

Nuune

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuune, Tutor/Teacher, Mogadishu.

10/06/2019

Alxd waxaa mahad u sugnaatay Allah oo inoo suura galiyey inaan imtixaan isla dhameesanay aniga iyo dhamaan ardayda isku fasalka aa nahay alxd alfa mara

19/05/2019

Which country are you from?

26/12/2018

Ragnimo waa loo dhashaa ee iska yeel yeel maahan
Sax ama qalad

18/10/2018

Ragnimo waa loo dhashaa ee la'iskama yeel yeelo

10/03/2018

Hello my people hwn wngsn
Markasta waan idin jeclahay

10/10/2017

Hanoqon wax magarato ee u horseed dadka horumar

21/08/2017

Qalbiga Allaah Caabuda Mar Walbaa Wuu Qoyanyahay.

Waxaaa jiray nin oday ahaa 80 sano jiray. Wuxuu ka yimid Masjidka wuxuuna u socday gurigiisa. Gurigiisa markuu yimid albaabkii ayuu hor istaagay wuuna qarqaraacay, laakiin lagama furin. Ilbiqriqsi kedib wuu miyir daboolbay (suuxay ) wuuna dhacay. Waxyar kedib xaaskiisa ayaa ka welweshay ineey wax ku dhaceen albaabkii ayayna usoo oroday siyay u hubido waxa albaabka gadaashiisa ka dhacay.
Haddeey furtayba waxaa yaala ninkeedii oo suuxsan . Haddii biyo lagu rusheeyay waxyar kedib wuu soo naaxay.

--- Wuxuuna yiri wallaahi lama miyir daboolmin, kuleyl jira , ama jiro iyo cudur i haaya.
Laakiin waxaan xasuustay maalinta Qiyaamaha waxaana is waydiiyay haddii aan albaabka Jannada hor istaago la igana furi waayo. Markaas ayaan miyir daboolmay...
............................................................................................................
Allaahu akbar Qalbiga Allaah xasuusta , mar walbaa wuu Qoyanyahay sida dhulku reyska u noqdo marka dhibicda roobka u qoyso dhulka. Allaah waxaan waydiisaneynaa Inuu Quluubteena Sugo.

Walaal inaad Share Tiraahdid lacag kuuguma Fadhiso gaarsii intaad jeceshahay qoraalkan waxaa laga yaaba inaad qof sabab u noqotid inuu kusoo qushuuco adigana ajar Ayaa kaaga sugnaaday.

Photos 23/12/2016

wngsn

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu