01/04/2026
Waxaa maanta inoo qabsoomay tababarkeena oo cinwaankiisu ahaa: Hagida mustaqbalka ardayga,iyo doorashada kulyada u qalanta,oo bixinaayey Eng.Adnaan Mohamed Ahmed.
Dhammaan macalimmiinta,maamulka iyo ardayda,waxay si weyn u soo dhaweeyeen tababarkaani oo lagu caawinaayo ardada,Laguna aadinaayo jihad saxan. Ugu dambeyntii,dhammaan ardayda,macalimmiinta,iyo maamulkaba mahadcelin waxay halkaan uga dirayaan Eng.Adnaan mohamed Ahmed oo wakhtigiisa quruxda badan ina siiyey. Mahadsanid. Qoraa: Mohamed Al-Ghazaali
01/04/2026
Waxaa dhammaan ardayda wax ka barto dugsiga al-anwaar la'ogeysiinayaa inuu galabta dugsiga uu qaban-doono Seminar,kaas oo lagu sharxaayo ardayda,Mustaqbalka noloshooda iyo doorashada kulyada u qalanta.
Tababarkaani ayaa dhammaan macalimmiinta iyo maamulka Iskoolka u arkeen inuu muhiim u yahay ardayda, gaar ahaan ardayda Form4-ka ah.
28/01/2026
Hambalyo Hibo Shariif oo gashay ee Tobanka Arday ugu Sareeya ee Dugsiga Al.anwaar ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
07/12/2025
𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗲𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗵𝗲𝘆𝗱??
Dugsiga Al.anwaar waxaa ka qalin jebisay 19aad dufacadood, halka ay sanadkaan ka qalin jebisay.
Dufcada 1aad: 2006 – 2007
Dufcada 2aad: 2007 – 2008
Dufcada 3aad: 2008 – 2009
Dufcada 4aad: 2009 – 2010
Dufcada 5aad: 2010 – 2011
Dufcada 6aad: 2011 – 2012
Dufcada 7aad: 2012 – 2013
Dufcada 8aad: 2013 – 2014
Dufcada 9aad: 2014 – 2015
Dufcada 10aad: 2015 – 2016
Dufcada 11aad: 2016 – 2017
Dufcada 12aad: 2017 – 2018
Dufcada 13aad: 2018 – 2019
Dufcada 14aad: 2019 – 2020
Dufcada 15aad: 2020 – 2021
Dufcada 16aad: 2021 – 2022
Dufcada 17aad: 2022 – 2023
Dufcada 18aad: 2023 – 2024
Dufcada 19aad: 2024 – 2025
Dufcada 20aad: 2025 – 2026