19/03/2026
C I I D W A N A A G S A N
Maamulka Xarunta Al-Najah waxay Hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Fitr-ga awgeed hawada u marinayaan Dhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Sanadkan Sanadkiisa Nabad, Barwaaqo iyo Horumar Allah hanagu gaarsiiyo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال...