Jaran Primary And Secondary School

Jaran Primary And Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaran Primary And Secondary School, Education, Mogadishu.

22/08/2026

Uniformka Saxda ah ee dugsiga Jaran Primary And Secondary School
Iyo Waxyaabaha aan laga ogolayn iskuulka dhexdiisa
Insha allaha waxaan rajeynaynaa dhamaan ardayda in ay nala ilaalin doonaan shuruucda iskuulka

Photos from Jaran Primary And Secondary School's post 16/08/2026

10 Arday ee ugu sarreya Imtixaanka Finalka sanad dugsiyeedka 2025-2026
Fasalada F1A iyo F1B
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

15/08/2026

WAR FARXAD LEH HAMBALYO.
Dhamaan Ardayda Dugsiga Jaran Ee u Fadhiisatay Imtixaanka Fasalka 12aad EE WWHTS Ayaa Dhamaantood ku wada Baasay Sanad Dugsiyeedka 2025 /2026

15/08/2026

Maamulka Dugsiga Jaran wuxuu hambalyo diiran u dirayaa dhamaan ardayda fasalka 12-aad ee ku baastay imtixaanka qaranka.

Waxaan leenahay Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo! Guulaysta dhamaantiin.

Photos from Jaran Primary And Secondary School's post 15/08/2026

10 Arday ee ugu Sarreeya Fasalada F3 iyo F2

Sanad dugsiyeedkii 2025-2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

14/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo HABOON MOHAMED HILOWLE oo noqoray Ardayda ugu dhibcaha badan Qeybta dugsiga Sarre Sanad dugsiyeedkii 2025-2026
Congratulations 🎉👏 Haboon Mohamed Hilowle

12/08/2026

Ardayda Somaliyeed waxaan u rajaynaynaaa guul ay ku farxaan insha allaah

Photos from Jaran Primary And Secondary School's post 11/08/2026

Maamulka guud ee Jaran PS School ayaa ka qayb galay siminar ku saabsan hogaaminta Schoolka , kaas oo uu soo qabanqaabiyay midawga dugsiyada gobolka banaadir tariq 10/82026, waxaana la gudoonsiyay isaga iyo maamulayaashi kaleba shahaado , waxayna u mhadceliyeen hogaanka guud ee midawga dugsiyada gobolka banadir

11/08/2026

Hambalyo ardayda fasalka 8aad ee dugsiga jaran ee ku gudubtay imtixaanka fasalka 8aad 2025/2026

Photos from Jaran Primary And Secondary School's post 09/08/2026

Natiijada Ardayda Fasalka 8aad ee Dawlada oo ku gudbay Imtixanka oo ku baasay 99.9% sanad dugsiyedka 2025-2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu