Kusoo dhowaada Madarasada Darul Xayi (Online) 📚✨
Ma rabtaa in adiga ama carruurtaada aad barato Qur'aanka Kariimka adigoo gurigaaga jooga? Waxaan idiin haynaa:
✅ Xifdinta Qur'aanka
✅ Akhriska & Hingaadda
✅ Mutuunta Tajwiidka
✅ Tasxiixa & Akhriska saxda ah
Is-diiwaangalintu waa furan tahay! Nagala soo xiriir: +252 611008679
Madrasada Daarul Xayi
ku soo dhawaada madarasatu daarul xayi qur aan online
07/08/2025
Kusoo dhowaada madarasadeena daarul xayi qur'aan online
Taasoo aad kaheli kartid
1- qur'aan ka barashadiisa
2- akhrinta iyo hingaada
3- sixitaanka carrab
Fg- waxaad ku heli kartiin
Si online ahaan ah
Waxaad nagala sooxiriiri kartiin lambarka shaashadda saaran
Mahadsanidiin
جمعة طيبة صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم ❤️🥰
Galab wacan asxaabta
27/04/2025
اللهم جعلنا من أهل القرآن 🤲🤲🤲🥰
Asc asxaabta waan idin salaamay meel walboo aad joogtaan kusoo dhowaado madarasatu daarul xayi qur'aan online
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
252