CyberSom Academy

CyberSom Academy

Share

wellcome to CyberSom Academy

Photos from CyberSom Academy's post 31/03/2026

dhamaan buugagtan waa kuu diyaar wan kuu diyaarnay fadlan soo dalbo isagoo pdf ah ayaan ku haynaa hadii aad kismaayo ku sugan tahay isagoo diyaarsan waan kuu haynaa naga soo dalbo qiimo jaban waa 5dolar oo kaliya halkii buug

23/10/2025

Halaga faa.iidaysto dhalinyaro

02/09/2025
30/08/2025
30/08/2025
03/07/2025

Maxkamadda Sare ee Kenya waxay dhawaan go’aamisay in ilmaha wacalada ah, oo ah ilmo lagu dhalay guur la’aan, uu si buuxda xaq ugu leeyahay dhaxalka aabbihiis, xitaa haddii aabbuhu yahay Muslim aan aqbalin ilmahaas. Go’aankan wuxuu si gaar ah u taabanayaa Soomaalida Muslimiinta ah ee ku nool gudaha Kenya, maadaama diinta Islaamku aysan u ogolaanin in ilmo aan guur sax ah lagu dhalay uu dhaxlo.

Go’aanka cusub waxa uu meesha ka saarayaa awooddii uu ninku ku inkiri jiray ilma aan guur ku imaanin, waayo sharciga Kenya wuxuu hadda si cad u taageerayaa in ilmahaas uu leeyahay xaq sharci ah oo lagu mutaysan karo dhaxal, magac, iyo mas’uuliyad laga rabo aabbaha. Sidaas darteed, ninka is leh “waan iska tagayaa” ama “wuxuu yahay ilmo aan aqoonsaneyn” – taladaas mar dambe suurtagal ma noqon doonto.

Soomaaliyeey, arrintani waa digniin dhab ah. Waa lagama maarmaan inaad ka fogaato xiriir kasta oo sababi kara dhalista ilmo wacal ah, gaar ahaan haddii aadan dooneyn mas’uuliyad sharci ah oo kaa daba socon doonta sanado badan. Waxa laga yaabaa in ilmahaas uu mar uun galo maxkamad si uu u helo xaqiisa – taasna sharcigu hadda wuu siinayaa.

Diinteennu waxay nagu fareysaa inaan dhowrno xadka Ilaahay, isla markaana aysan jirin guur la’aan iyo mas’uuliyad la’aan la aqbali karo. Marka laga soo tago arrinta sharciga Kenya, tan Aakhirada ayaa kasii culus. Ha u oggolaanin naftaada inaad gasho dambiyo dhaxal iyo ceebyo adduunyo ah u keeni kara qoyskaaga iyo magacaaga.

xigasho:-cabdikarin digaalle

Photos from CyberSom Academy's post 27/06/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
waxaan hambalyo iyo bogidin dirayaa
walashay iga yar muna Yusuf iyo sedigay Marna inaderkay Mustafa
waxaan leyahay guulaysta reerkii lagu nasto

30/04/2025

With Ahmed Yusuf Qamaan – I just got recognized as one of their top fans!

Photos from Eng ibraahim skills academy 's post 27/04/2025

asc dhamaan asaxabt sharafta leh ee nagu xidhan waxaan ka codsanayna inay fallow isoo dhahaan pagkan
waxaan haynaa cuorses dhamastiran oo lagu baranayo arimaha it ga dhaman
1 graphic desing
2 basic computer
3 video editin
dhamaan waa kuu diyaari cidii rabta way nala soo xidhidhi kartaa

08/04/2025

❝𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚❞

Dhamaan bahda jecel Barashada xirfadaha Waxa ugu bushaaraynaynaa in xarunta T -Hub Center Ay Ka Bilaamantay cours-ka 𝙈𝙤𝙗𝙞𝙡𝙚 𝙍𝙚𝙥𝙖𝙞𝙧 Hadaba cid walba oo baahi u qabta xirfadaas way nagu soo biiri kartaa iyodoo soo raacaysa group linkaga hoose 👇

https://chat.whatsapp.com/FuB4DV9bPFq07O8EY6gR2e







Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
2W