17/02/2026
Waxaa dhamaan muslimiinta meel walbo oo ay joogan gaar ahaan macalimiinta , waalidiinta iyo Ardayda iskuulka Al Akram ugu hambalyeeyneynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan . Waxaan ilaahey ka baryeenaa inuu na waafajiyo kheyrka iyo fadliga bishaan barakeysanπ€²
28/01/2026
Hambalyo Mansuur Maxamed Cusmaan oo kaalinta koowad u galay Ardayda fasalka 4aad Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo Asraar Bashiir Cali oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 5aad Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo mustaqiim saciid cabdulle oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 6aad Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo Yacquub Axmed Guure oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 8aad B Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo caatiko cusmaan faarax oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 7aad B Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo casmi maxamed cabdi oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 7aad A Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Goor dhaw waxaan halkaan ku shaacin doona galabley ardaydooda kaalmaha 1aad sida loo kala galay
Mid-term exam 2025-2026
28/01/2026
Hambalyo Yusro Mohamed Mohamuud oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 8aad B Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo Maryan Mohamed Nuur oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka 8aad A Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo Yaasmiin mohamuud Mohamed oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka form one B Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»
28/01/2026
Hambalyo Haliimo Mohamed Hassan oo kaalinta koowad u gashay Ardayda fasalka form one A Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025/2026ππ»