Al-akram Primary and Secondary School

Al-akram Primary and Secondary School

Share

Dugsi Hoose,Dhexe & Sare ee Al-akram Degmada Deyniile-suuqa-jaayga. Hoyga aqoon tayo leh.

Photos from Al-akram Primary and Secondary School's post 04/06/2026

Wargalin muhiim ah
Ardaydeena fasalka 8aad imtixaanka shaahdiga galaysa waxaa aan ogaysinaynaa in ay ku kala gali donaan laba xarun oo kala ah:
JAMACADA ISLAAMIGA IYO JAMACAD SOMAALIYA (bar ubax)
Allah idin fududeeyo imtixaanka inshallah

Photos from Al-akram Primary and Secondary School's post 31/05/2026

Sawiro imtixaanka oralka Ah ee fasalada shahaadiga ah ee form four iyo 8aad

27/05/2026

Eid Mubaarak dhamaan muslimiinta meel walbo gaar ahaan umada somaliyeed , waxaa idin leenahay ku ciida farxad
كل عام وانتم بخير

26/05/2026

Maalinta carafah ilaheey hanaga yeelo kuwii loo dambi dhaafo🤲.

Photos from Al-akram Primary and Secondary School's post 22/05/2026

Tartankii aqoon iyo abaalmarin oo. Final iskugu yimaadeen 5aad A iyo 6aaad.
Waxaa sanadkaan ku guulestay tartanka 2025-2026 noqday hormuudka galabley fasalka 6aad hambaly hambalyo

Photos from Al-akram Primary and Secondary School's post 21/05/2026

Waxaa sihabsami shalay loogu soo xiray tartan aqooneedkii sanad laha ee aqoon iyo abaalmarin
Waxa tartanka kulanka k**a dambeystaha isku yimid fasallada form1B iyo form2A guusha wax ay halkaas ku raacday fasalka form 1B uu noqday hormuudka fasalad subaxleyda 2025-2026 hambalyo hambalyo

25/04/2026

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈

( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى

INNAA LILLAAHI WA INNAA lilaahi raajicuun
Maamulka iyo macalimiinta waxa ay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan, macaliimiintiin kala ustaad cali Maxamed iyo ustaad xuseen oo awowe oo ka geeriyooday

Allah SWT Waxaan uga baryaynaa in awowe Jannatul Firdawsal Aclaa ka waraabiyo, Ehelka, Qaraabada iyo Qoyskii uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiqa ka siiyo.

17/04/2026

Maalinta Arbacada oo taarikhda ku beegan tahay 22/4/2026 waxaa si rasmi ah loo daah furi doona Tartanka fasalada Iskuulka Al Akram champion cup

20/03/2026

Maamulka Dugsiga Al-akram primary and secondary school ayaa Hambalyada Ciida Soonfur udiray dhammaan Muslimiinta meel walba ay joogaan gaar ahaan Bahda Al-akram iyo Shacabka Soomaaliyeed.
CIID WANAAGSAN 🎉🇸🇴
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

19/03/2026

Ciid wanaagsan
Waxaan dhamaan bulshada muslimiina meel walba ay joogaan gaar ahaan umad soomaliyeed ugu hambalyeyneenaa bilasha bisha shawaal iyo ciidul fitriga waxaan leeyahay
عيد مبارك
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jidka Daaru-salaam Suuqa Jaayga
Mogadishu