26/08/2025
Jaamacadda Savannah waxa ay hambalyo diirran u direysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka dugsiga sare oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ,sidoo kale, wax ay si gaar ah ugu hambaleyneysaa ardayda gashay 10-ka kaalin ee ugu horeyso .
Jaamacadda Savannah waxbarasho tayo leh iyo rumeynta riyada mustaqbalkaaga. soo xiriir 2553
21/08/2025
*Asc ww. dhammaan Ardayda Jaamacadda SAVANNAH ee sharafta leh waxaa lagu wargelinayaa in Aysan ka jawaabin arrimaa quseenin.haddi u ku so waco lambaro aan munaasab aheyn oo xoga qaldan idiin weedinayo.
FG.Fariimaha inay kaga jawabaan kaliya wicitaanka Lambarka gaaban ee 2553 waxii ka baxsan waa marinhabaabin Mahadsanidiin.*
15/08/2025
Fursad deeq Waxbarasho
Jaamacadda savannah waxa ay ugu talo gashay ummadda soomaaliyeed deeq waxbarasho(50%) oo uu qofka ku baran karo dhammaan kulyadaha jaamacadda ay bixiso.
Si aad ugu faaideysato deeqdaas fadlan iska diiwaangeli linkiga hoose ama nagu soo booqo xarumaheyna .
F.G : Waxaad kusoo biiri kartaa group whats appka hoose ama naga soo wac 2553.
https://chat.whatsapp.com/COfHpXjRUi5L6ZM4QmCHER?mode=ac_t
University Scholarship offer Registration Form
savannahuniversity.edu.so
15/07/2025
Wergelin
Waxaa lagu wergelinayaa dhammaan ardayda ka soo codsatay barnaamijka diplomada ee link-ga aan horey usoo dhignay in ay imaadaan xarumaha ay soo codsadeen inta aan la gaarin maalinta sabtida ah, si ay usii dhameystiraan shuruudaha ku harsan , maalinta sabtida ahna ay usoo xaadiraan daraasada
Mahadsanidiin .
F.G . Ardaygii aan soo dhameystirin shuruudaha ka hor maalinta sabtiga isla markaana aan imaanin maalintaas ka hor xarunta xaq uma yeelan doono in uu kamid noqdo 100-ka arday ee Diplomada looga talo galay.
Wixii faahfaahin intaasi dheer nagala soo xiriir lambarada hoose: 0611669082/0611669083/2553.
10/07/2025
Jaamacadda Savannah wexey Hambalyo, dhiiragalin bogaadin iyo soo dhaweynba u direysaa Dhammaan Xubnaha Gudiga Tacliinta Sare Qaranka ee Maanta Golaha wasiirada ansixiyeen.
University
02/07/2025
Ka faaideysi wacan
Nagala soo xiriir 2553
01/07/2025
Hambalyo Maalinta Xurnimada iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed(1da-Luulyo)
27/06/2025
Jimco Mubaarak
Waa jimcadii ugu horeysay ee sanad hijriga cusub 1447H.
Sanad Hijri wanaagsan
Sanadkaan sanadkiisa alle nabad iyo caaafimaad hanagu gaarsiiyo
Aamiin Aamiin
26/06/2025
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Savannah waxa ay hambalyeynayaan sanad guurada 65aad ee xurnimada gobalada Waqooyi ee dalkeena Soomaaliya (26-ka juun)
25/06/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan Bulshada ku dhaqan deegaanka Ceelasha Biyaha iyo nawaaxigiisa in Jaamacadda SAVANNAH ay idiin keentay fursad waxbarasho & hage dhammaystiran oo kaa caawinaya in aad horumariso xirfadaada aqooneed,waxaana ka mid ah adeegga waxbarashada sida:
1. Diploma in English 2. Diploma in Computer 3. Diploma in Health Scienc. 4)Diploma in Scientific courses.
Xarunta Jaamacadda waxa ay ku taalaa Ceelasha Biyaha waxayna deris la tahay Isbitaalka Soomali Sudaaneys ama nagala soo xiriir lambarada hoos ku qoran:
611669082/611669083 ama lambarka gaaban *2553*
F.G Ardayda ku dhaqan degmada Afgooye, deegaanka ceelasha biyaha iyo deeganada ku teedsan waxa ay iska diiwaan gelin karaan link-ga hoose.
Diploma Program Registration
Elasha Campus
19/06/2025
Waxaan hambalyo leenahay ardayda Fasalka 12aad ee Imtixaankii Qaranka usoo dhamaaday Maanta oo Khamiis ah .
Nagala soo xiriir lambarka gaaban ee 2553.