Lamahuraan Technology Courses

Lamahuraan Technology Courses We are a 100% to give high education. our team’s passion for education, training and development and >100% commitment to excellent education.

Since its inception in December 2021, The LAMAHURAN TECHNOLOGY COURSES (LTC) has been
committed to providing the highest quality, needs-based training interventions to its clients and Students, both. Since its inception in December 2021, The LAMAHURAN TECHNOLOGY COURSES (LTC) has been
committed to providing the highest quality, needs-based training interventions to its clients and Students, both
locally and internationally.

Baro xirfad barina ku shaqayso.1. Basic computer. (Hardware, Software,  Windows and Microsoft Office (Word, PowerPoint, ...
26/09/2026

Baro xirfad barina ku shaqayso.

1. Basic computer. (Hardware, Software, Windows and Microsoft Office (Word, PowerPoint, Excel, Access, Outlook iyo Internet and computer security waxa la socda Bookiisa PDF). (Price: $15).

2. Advanced Excel of Data Analysis (Price: $15)

3. Basic Power BI Data Analysis (Price:$15)

4. Tableau Data Analysis (Price: $15)

5. Advanced Excel Accounting ($15)

6. Software Installation (Formatting Windows, Windows password Jabin, Backup data, Troubleshooting, Recovery Data, iyo Troubleshooting).(Price: $10)

7. Graphic design Adobe Photoshop, Projects ka la samaynayo waxa ka mida. ( ID card, Board, Procure, Logo, roll up, Social media Poster, Wedding iyo BusinessCard). (Price: $10)

8. Video Editing (Adobe premiere pro).(Price: $10)

9. Website Design (Wordpress).Projects la samaynayo waxa ka mida ( E-COMMERCE, News and E-Learning)(Price: $15)

10. E-Commerce. Casharka waa i tus i taabsii (China to Mogadishu) (Price: $10)

11. School management system (C #+VB+Sql Server). (Price: $10)

12. Hotel management system (C #+VB+Sql Server).(Price: $10)

13. Public Speaking Videos kiisa iyo Slides kiisa. (Price: $5)

14. Cv writing, Interview and Application iyo Slides kiisa. (Price: $5).

15. Windows Server 2012. (VirtualBox, Windows Server, Windows 10, Domain control, Login user). (Price: $10)

16. Wireless Hacking ( Cybersecurity Ethics).(Price: $10)

17. International trade.(Price: $5)

18. A+ Hardware (Furfurista Computer ka) (Price: 15)

19. Graphic design. (Adobe Illustrator). (Price: $20)

20. Web development (Front ends and back ends) Price: $20

21. AI Software Development ($15)

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
Merchant: 419252, 502594
Merchant: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
: 308019010401
100904520001
: 0061564300
:1000648759
………………………………………………….
Booqo Website keena, Www.lamahurantech.com

Xog taxliilin (Data Analysis) waa xirfadaha aadka loogu jecel yahay wakhtigan.Softwares ka lagu baarto xirfada Data Anal...
23/09/2026

Xog taxliilin (Data Analysis) waa xirfadaha aadka loogu jecel yahay wakhtigan.

Softwares ka lagu baarto xirfada Data Analysis way badan yihiin.

Waxa hada inoogu diyaar ah Telegram keena.
1. Excel of Data Analysis
2. PowerBI Data Analysis
3. Tableau Data Analysis

Waxaad helaysaa Dhamaan waxaad ku baranaysaa courses ka waa ku diyaar macalin ku caawinaya mar walba waa ku diyaar iyo shahaadadii markaad dhamaysid course.

Baro xirfad barina ku shaqayso.

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
Merchant: 419252, 502594
Merchant: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
: 308019010401
100904520001
: 0061564300
:1000648759
………………………………………………….
Booqo Website keena, Www.lamahurantech.com

Markaad rabtid inaad China 🇨🇳 wax ka dalbadid Online ahaan waxa wanaagsan inaad aqoon u leedahay suuqa online ka ee Chin...
29/08/2026

Markaad rabtid inaad China 🇨🇳 wax ka dalbadid Online ahaan waxa wanaagsan inaad aqoon u leedahay suuqa online ka ee China.

Course kan waxaan ku baran doonaa sida wax looga iibsado adigoo awood u yeelan doona inaad alaabtaas noqoto alaab tayo leh, Amaan ah isla markaana Somalia 🇸🇴 si nadiif ah lagugu keeni doono.

Waxaan kale oo aan ku baran doona Course kan sida loo samaysto page isla markaana ugu samayn lahayn xayaysiis (Ads), Waayo alaabta aad keentay waa muhiim inaad marketing ku samaysid si lagaaga iibsado.

Waxaad kale oo aad ku baran doontaa ganacsiga iyo sidaad suuqa u soo geli lahayd ka hor intaad Alibaba wax ka dalban.

F.G Alaabtan aan gacanta aan ku hayo iyo kuwa miiska saaran waxaan ka dalbay Alibaba.

Hadaba course keena waa inoo diyaar.

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
: 419252, 502594
: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
100904520001
: 0061564300
:1000648759

Waxaan bilaabayaa laba Class oo cusub, khamiis iyo Jimce, Sabti iyo Axad in shaa Allah.  Waxaad ku baranaysaa:1. Compute...
29/08/2026

Waxaan bilaabayaa laba Class oo cusub, khamiis iyo Jimce, Sabti iyo Axad in shaa Allah.

Waxaad ku baranaysaa:
1. Computer introduction
2. Hardware iyo software
3. Windows 11
4. Microsoft Office (Word, PowerPoint, Excel, Outlook and Access).
5. Internet and computer security

Fasalka kowaad.
🪩Location: Google meeting
🗓Time: 8Pm- 10Pm
📝Days: Khamiis iyo Jimce
📅Duration: 3 Months
📋Start: 3 September 2026
💲Fee: $15

Fasalka labaad.
🪩Location: Google meeting
🗓Time: 8Pm- 10Pm
📝Days: Sabti iyo Axad
📅Duration: 3 Months
📋Start: 5 September 2026
💲Fee: $15

Maxaa loo baahan yahay.
1. Computer.
2. Windows 11
3. Microsoft Office 2019 iyo wixii ka sareeya.
4. Internet
5. Inaad soo xaadirdo wakhtiga lagu cayimay.

🟢 Casharka habeenkii haduu I dhaafo ama aan rabo inaan mar kale ku celiyo ma heli karaa meel aan kala soo d**o.?
Jawaab: Haa group Telegram ayaa laydiin samaynayaa oo qofkii dhaafa ka helaya casharkii habeenkii la dhigtay isagoo duuban.

🟢 Course ka wuxuu leeyahay assignment, Exam iyo buugiisa oo PDF ah.

🟢 Waa inaad haysataa Internet fiican iyo computer 🖥.

🟢 Markaad dhamaysid course kan waxaad helaysaa Certificate

🟢 Hadaad Course kan dhamaysid waxaad awood u yeelanaysaa.
✅️ Inaad xafiis ku shaqaysid.
✅️ Inaad Adiga sii bartid bulshadaada.
✅️ Inaad Videos ka samaysid ka dib sii iibisid.

Xirafada computer ka waa ahmiyada kowaad ee noloshaada Technology-yada.

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
: 419252, 502594
: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
100904520001
: 0061564300
:1000648759

18/08/2026

Course keena Website Design ee Wordpress waxa inoogu diyaarsan News, E-Commerce iyo E-Learning.

18/08/2026

Waxaan bilaabayaa Class cusub Data Analysis oo Zoom Sabti iyo Axad in shaa Allah.

Shuruudaha lagaa baahan yahay.
1. Computer
2. Internet
3. Microsoft Office 2019 iyo wixii ka danbeeyey.
4. Waa inaad taqaantid basic Excel.

Waxaad ku baranaysaa:
1. Table.
2. Pivot Table
3. Pivot Chart
4. Power Query
Waxa la socda Dashboard.

💲Fee: $10
🪩Location: Google meeting
🗓Time: 8Am- 9:30Am
📝Days: Sabti iyo Axad
📅Duration: 1 Month
📋Start: 22 August 2026

🟢 Casharka Subaxii haduu I dhaafo ama aan rabo inaan mar kale ku celiyo ma heli karaa meel aan kala soo d**o.?
Jawaab: Haa group Telegram ayaa laydiin samaynayaa oo qofkii dhaafa ka helaya casharkii habeenkii la dhigtay isagoo duuban.

🟢 Course ka wuxuu leeyahay assignment, Exam iyo Agabka aad ku shaqayn lahayd.

🟢 Waa inaad haysataa Internet fiican iyo computer 🖥.

🟢 Markaad dhamaysid course kan waxaad helaysaa Certificate

🟢 Hadaad Course kan dhamaysid waxaad awood u yeelanaysaa.
✅️ Inaad xafiis ku shaqaysid.
✅️ Inaad Adiga sii bartid bulshadaada.
✅️ Inaad Videos ka samaysid ka dib sii iibisid.

Xirafada Data Analysis ka waa ahmiyada kowaad ee noloshaada Technology-yada.

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
: 419252, 502594
: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
100904520001
: 0061564300
:1000648759

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lamahuraan Technology Courses posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Lamahuraan Technology Courses:

Shortcuts

Share