Site -Somali Institute Of Technology&Education

Site -Somali Institute Of Technology&Education SITE – Advancing online education in Technology, English, Math, and Somali.

15/12/2025
Ma ogtahay in dadka iyo mooska ay wadaagaan ilaa 50% DNA-ga?Haa, waa xaqiiqo cajiib ah oo cilmi-baarayaashu xaqiijiyeen!...
30/04/2025

Ma ogtahay in dadka iyo mooska ay wadaagaan ilaa 50% DNA-ga?
Haa, waa xaqiiqo cajiib ah oo cilmi-baarayaashu xaqiijiyeen! Inkastoo aad mooska u aragto miro fudud oo la cuno, haddana marka la eego heerka genetic-ka (hiddo-sideyaasha), waxay leeyihiin waxyaabo badan oo la mid ah noolaha kale — xitaa bini-aadamka.

MA OGTAYHAY?In Finland ay leedahay xabsi u eg hudheel 5-star ah?Maxaabiista waxay haystaan furaha qolalkooda, waxeyna si...
30/04/2025

MA OGTAYHAY?
In Finland ay leedahay xabsi u eg hudheel 5-star ah?
Maxaabiista waxay haystaan furaha qolalkooda, waxeyna si xor ah ugu baxaan dugsiyo iyo shaqooyin maalin kasta.

Qaabkan cajiibka ah ee Finland u wajahdo xabsiyada ayaa keenay in maxaabiista badankood dib ugu laabtaan nolosha bulshada si wanaagsan!

Hurdada Cabsida Leh – Sleep ParalysisQaar badan waxay toosaan iyagoo miyir qaba laakiin aan dhaqaaqi karin…Waxay dareema...
29/04/2025

Hurdada Cabsida Leh – Sleep Paralysis

Qaar badan waxay toosaan iyagoo miyir qaba laakiin aan dhaqaaqi karin…
Waxay dareemaan sidii in “shay madow” dushooda ku fadhiyo!

Tani waa xaalad saynis ahaan loo yaqaano Sleep Paralysis – waana mid maskaxdu sawirto waxyaalo cabsi leh oo qofka u muuqda dhabta.

Ma la kulantay weligaa? Mise weli waad ka baqaysaa?

—
SITE – Somali Institute of Technology and Education

Caajisku ma aha dabeecad sahlan – waa halis caafimaad!Cilmi-baarisyo ayaa muujinaysa in caajisku si toos ah ugu xiranyah...
29/04/2025

Caajisku ma aha dabeecad sahlan – waa halis caafimaad!

Cilmi-baarisyo ayaa muujinaysa in caajisku si toos ah ugu xiranyahay cudurro halis ah sida:

Wadno xanuun

Dhibaatooyinka maskaxda (stress, depression)

Iyo xitaa dhimashada degdegga ah

Aan firfircoonaano – caafimaadkeennu waa doorashadeenna!

– Somali Institute of Technology and Education

“Dhirtu dadka la’aantood way jiri kartaa, laakin dadku dhirta la’aanteed ma-jiri karaan.”Waa xikmad mug weyn leh. Dhirta...
29/04/2025

“Dhirtu dadka la’aantood way jiri kartaa, laakin dadku dhirta la’aanteed ma-jiri karaan.”

Waa xikmad mug weyn leh. Dhirta iyo deegaanka guud ahaan waxay laf-dhabar u yihiin nolosha bini’aadamka.

Maalin kasta waa fursad aan ku beeri karno geed, ku ilaalin karno kaymaha, ugana faaiideysan karno si mas’uuliyad leh.

Aan kor u qaadno wacyiga deegaanka, oo aan ku baraarugno muhiimadda dhabta ah ee dhirta nolosheenna ku leedahay.

———
SITE – Somali Institute of Technology and Education

Isku day jawaabta ✍️ 👇
28/04/2025

Isku day jawaabta ✍️ 👇

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Site -Somali Institute Of Technology&Education posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category