Hello soomaali, waa salaaman tihiin, aduunku waa sida tan in ay dahab kadhigtaan face mask, dhar ahaan iska dhaafe.
iskahurda soomaaliyey hurdada io qabiilka ayaa idinku ogahaye🙏❤️✋☂️
Mr.duulaaye
قال إنما أشكو بثي وحزني الي الله
22/07/2021
Marka h**e alle ayaan umahad celineynaa
Second Waxaan hambalyo udirayaa dhamaan ardayda somaaliyeed ee gudbay sigaara ardayda dugsiga h/dh iyo sare ee oo muujiyeen dadaal lixaad leh kuwaasoo kadhabeeyeen hiigsiga himilooyikooda qaarka mida dhamaantood waxey kuguuleesteen imtixaanka naqliga ah ee xukuumada dhawaanahaan qaaday
Mahad lamaad waxaan udireynaa waalidiinta sharafta leh ee ardayda aan kutarbiyeen tiktok io meela istaag yaana iloowin macaliminnta aqoontooda io waqtigooda uhureen in ay hadya jeer ardayda ladaba socdeen waxbarid io dhiira gilin intaba
ubadkooda lajecel waxbarasho tayo leh yaan laseegin Africa pss
schoolaadka AFRICA Hal io labo maaha
22/07/2021
Waa ilaahey mahadii hadii ay kudukadeen masjidul-aqsaa inka badan 100,000 oo qofood ayna tabiirta ku aqristeen
18/07/2021
Kafa'ideesi wacan Arafat day waa biri hadey ku dhaafeen maal-mihii kah**eeyeen
Xaalka somlideena io muslimiinta kuhareereesanba ee dalka South Africa kunool allaha wanaajiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Duulaaye2008@hotmail. Com
Mogadishu