MASST School
MASST Is a friendly school for adult students aged 18- 40 years. In Mogdishu Somalia.
18/08/2026
Mu'asasada, Maamulka, Macallimiinta iyo guud ahaan bahda Dugsiyada MASST waxa ay hambalyo, bogaadin iyo Ducaba u dirayaan Ustaad ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง, oo maanta markii Saddexaad loo doortay
Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.
Tani waxay marag ka tahay kalsoonida lagu qabo iyo howsha la taaban karo oo uu qabtay Gudoomiyaha.
MASST SCHOOL oo wadashaqayn kala dhaxeyso Midowga Dugsiyada Gobolka Benadir, waxa uu bogaadinayaa una hambalyeenaa guddoomiyaha cusub xilka loo doortay.
Waxaan Alle (S.W) uga baryeenaa Gudoomiyaha masuuliyaddaa adag ee loo doortay in uu Alle (S.W) u fududeeyo, kuna garab galo gudashada howlaha loo doortay.
๐ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐ Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
๐ Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
17/08/2026
๐๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐ธ ๐๐ผ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น!
๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น waxaa farxad u ah inuu dhammaan bulshada la wadaago bilowga ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒโ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ณ.
๐
๐ฎ๐ต ๐๐๐ด๐๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ โ waa maalinta uu si rasmi ah u bilaabanayo sanad dugsiyeedka cusub.
๐ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐ Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
๐ Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
16/08/2026
๐ ๐ซ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐น๐ถ๐ป-๐ท๐ฒ๐ฏ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ 14-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น waxay si farxad iyo sharaf leh ugu martiqaadaysaa waalidiinta, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan martida sharafta leh ๐ซ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐น๐ถ๐ป-๐ท๐ฒ๐ฏ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ 14-๐ฎ๐ฎ๐ฑ.
๐
๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ธ๐ต๐ฑ๐ฎ: Arbaco, 16-ka Sebtembar 2026
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ: Rio Palace
โฐ ๐ช๐ฎ๐พ๐๐ถ๐ด๐ฎ: 8:00 Subaxnimo
๐ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐น Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
๐น Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
15/08/2026
๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ฎ-๐ฎ๐ฎ๐ฑ (๐๐ผ๐ฟ๐บ ๐ฐ)!
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydeena ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ฎ-๐ฎ๐ฎ๐ฑ (๐๐ผ๐ฟ๐บ ๐ฐ) oo ku guuleystay ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ถ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ง๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ.
๐น ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ:158 arday ayaa galay 146-na way gudbeen โ 92.4%
๐น ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ง๐ฎ๐น๐ฒ๐ฒ๐
: 55 arday ayaa galay 54-na way gudbeen โ 98.2%
๐๐๐๐ฑ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป: 213 arday ayaa galay, 200 ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ ๐ด๐๐ฑ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ป, taas oo u dhiganta 93.9% ๐ด๐๐๐น.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ!
๐ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐ Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
๐ Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
14/08/2026
๐๐ก๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐๐๐ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐.
Maanta oo Jimca ah ๐๐:๐๐ ๐๐ (๐๐๐ฅ๐๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ) Iskuulada Masst wuxuu shaacinayaa natiijada imtixaanka finalka ee sannad waxbarasheedka ๐๐๐๐ - ๐๐๐๐.
https://play.google.com/store/apps/details?id=so.maanshiil.waafi
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ง.
13/08/2026
๐ก๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐ธ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐จ ๐ฅ๐ผ๐ด๐ป๐ฎ๐ฎ ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ
๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐๐ฏ wuxuu kaa caawinayaa inaad fikraddaada u beddesho fursad dhab ah.
๐๐ถ๐ธ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐น๐ผ๐๐ด๐ฎ, ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ฒ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ฎ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐น๐ฎ ๐ต๐ฒ๐น๐ผ:
โ
Tababbarro casri ah
โ
Hagid iyo latalin
โ
Xirfado dijitaal ah
โ
Hal-abuur iyo ganacsi
โ
Isku xirka bulshada hal-abuurka leh
๐ก ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐๐ฏ waa xarunta Hal-abuurka ee ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น.
๐ ๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ:
+252 617 767071
10/08/2026
๐ข ๐ช๐ ๐๐ฅ๐ ๐๐๐ฅ๐๐ก๐ | ๐ฏ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐บ๐ถ๐ถ๐ป
๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐๐ฏ waxay fursad shaqo siinaysaa ๐ฏ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป oo khibrad u leh maadooyinka ay bixin doonnaan:
1. Multimedia and Digital Marketing Instructor
2. Entreneurship and Personal Development Instractor
3. Computerized Accounting and Secretarial Skills Instractor
๐ฆ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ฅ๐๐๐ข ๐ ๐๐๐๐๐๐ก๐๐ ๐ช๐๐:
โ In uu heysto ugu yaraan Shahaadada heerka 1aad ee Jaamacdda (Computer Application or Information Technology)
โ In uu leeyahay Khibrad Macalinimo ugu yaraan 3 Sano.
โ In uu Aqoon buuxda u leeyahay dhigista Maamdooyinka uu soo codsanaayo.
โ In uu diyaar u yahay gelida Imtixaanka Qiimeynta.
๐๐ผ๐ฑ๐๐ถ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐๐๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ท๐ถ:
๐ CV Updated ah
๐ Shahaadooyinka heerka waxbarasho
๐ง Email: [email protected]
๐
Deadline: 15 August 2026
๐ Goobta: Hodan, Taleex
๐ก ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐๐ฏ waa xarunta Hal-abuurka ee ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น.
09/08/2026
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ 8-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น!
Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa ardayda Fasalka 8-aad ee ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น oo natiijo wanaagsan ka keenay ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ, ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ-๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ 2025โ2026.
๐น ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ง๐ฎ๐น๐ฒ๐ฒ๐
: 105 arday ayaa galay, 105-๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐ ๐ด๐๐ฑ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ป โ 100%
๐น ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ: 217 arday ayaa galay, 214 way gudbeen, 3 ardayna way hareen โ 98.6%
๐๐๐๐ฑ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป: 322 arday ayaa galay, 319 ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ ๐ด๐๐ฑ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ป, taas oo u dhiganta 99% ๐ด๐๐๐น.
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalka ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo maamulka dugsiga.
๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ด ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐ฅ๐ผ๐ผ๐น ๐ก๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ:
https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ!
๐ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐ง ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐ Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
๐ Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
08/08/2026
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ฒ๐
๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
๐๐ฒ๐ฟ๐ฟ๐ถ ๐ญ๐ฌ:๐ฌ๐ฌ subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:
https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1
Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.
๐๐๐๐น ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป ๐ฟ๐ฎ๐ท๐ฎ๐๐ป๐ฎ๐๐ป๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ถ๐ป.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252