Faculty of Law at SIMAD University

Faculty of Law at SIMAD University

Share

Welcome to the Official Page for the Faculty of Law at SIMAD University! We shape legal minds, empower future lawyers, and foster a just society.

Join our journey of excellence in legal education.

06/12/2025

Wax-qabadkii Midowga Ardayda Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD sanad wax-barasheedkii 2024-2025.

Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 03/12/2025

Maalintii shalay ahayd waxaa si guul leh noogu qabsoomay kulan cilmiyeed ku saabsan โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…-๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎโ€, oo uu soo jeediyay ๐——๐—ฟ.๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐— . ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐—”๐—น๐—ถ, ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ต ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ด๐—ฎ.

Inta aan soo jeedintu bilaaban, maamulka kuliyadda oo uu ugu h**eeyo Hormuudka Kuliyadda, ayaa safar kooban (๐˜๐—ผ๐˜‚๐—ฟ) oo jaamacadda ah u sameeyay ๐——๐—ฟ. ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ, iyagoo uga mahadceliyay sida uu u aqbalay martigelinta iyo soo dhaweynta Kulliyaddu u samaysay.

Kadib soo jeedinta bandhiga, ardaydu waxay suโ€™aalo muhiim ah ka weydiiyeen qabiirka arrimaha la xiriira garsoorka iyo madax-bannaanidiisa.

Bandhigga cilmiyeedka, oo ahaa mid aad u xiiso badan, ayaa si guul leh ku soo dhammaaday.

Kuliyadda Sharcigu waxa ay u taagan tahay horumarinta ardayda iyo tayeynta aqoontooda ku saabsan culuumta sharciga.

.

Photos from Midowga Ardayda Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD's post 02/12/2025

Midowga Ardayda Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD.

01/12/2025

๐Ÿ“ข ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ โ€“ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐——.

Kuliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD, waxay qabanaysaa kulan cilmiyeed furan oo cinwaankiisu yahay "๐—๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฒ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ". Muxaadaradan waxaa soo jeedin doona, ๐——๐—ฟ. ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐— . ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐—”๐—น๐—ถ, oo ah Lataliye iyo Khabiir Sharci. ๐——๐—ฟ. ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ wuxuu si qoto dheer u falanqeyn doonaa Madaxbannaanida Garsoorka.
๐Ÿ—“ ๐Ÿฎ ๐——๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
โฐ ๐Ÿฏ:๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ
๐Ÿ“ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐—— โ€“ ๐—ง๐—ผ๐˜„๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜€
Waxaan si sharaf leh ugu casumeynaa Bandhigaan ardayda, aqoonyahannada, iyo xirfadlayaasha sharciga ee daneynaya arrimaha ku saabsan Madaxbannaanida Garsoorka.

Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 30/11/2025

๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ โ€“ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐——

Maalintii shalay waxaa si guul leh noogu qabsoomay kulan cilmiyeed ku saabsan โ€œ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—ต๐˜‚ ๐˜‚ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—š๐—ผโ€™๐—ถ ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ฒโ€™ Khabiir ku takhasusay sharciga caalamiga ah.

Ardayda kuliyadda ayaa si wanaagsan uga faaโ€™iideystay bandhigga, iyaga oo suโ€™aalo muhiim ah ka weydiiyay ๐——๐—ฟ. ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ฒ intii uu socday sharaxaadda mowduuca.

Kulliyadda Sharcigu waxay xoogga saareysaa horumarinta aqoonta ardayda kuliyadda, iyada oo si joogto ah u qaban-qaabisa barnaamijyo cilmiyeed, tababaro iyo doodaha kobciya fahamka iyo xirfadaha sharci ee ardayda.

24/11/2025
Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 24/11/2025

๐—ž๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐—— ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ ๐Ÿญ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.

Guddoomiye Ku-xigeenka Jaamacadda ee Dhanka Cilmi-baarista ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ, Maamulka Kulliyadda Sharciga, iyo arday ka tirsan kulliyadda ayaa ka qeybgalay ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ ๐Ÿญ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, oo ay soo agaasintay ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜€๐˜๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, kana dhacay Hotel Jazira โ€“ Muqdisho, muddo laba maalmood ah.

Shirkan heer qaran ah, oo ah kii ugu horreeyay noociisa, waxaa sanadkan diiradda lagu saaray โ€œ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†โ€ iyadoo looga hadlay:

Xaaladda guud ee hannaanka garsoorka iyo cadaaladda dalka,

Caqabadaha ku gedaaman helitaanka cadaalad waarta, iyo

Hababka lagu xoojin karo awoodda hayโ€™adaha garsoorka si muwaadin kasta uu u helo cadaalad hufan, madax-bannaan, oo la isku halayn karo.

Ka qaybgalka ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐—— waxa uu astaan u yahay sida ay Jaamacaddu uga goโ€™an tahay iney kaalin muuqata ka qaadato horumarinta hannaanka cadaaladda iyo kobcinta aqoonta sharciga ee dalka.

Faculty of Law at SIMAD University
https://law.simad.edu.so/
[email protected]

23/11/2025

๐Ÿ“ข ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ โ€“ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐——
Kuliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD waxay qabanaysaa kulan cilmiyeed furan oo cinwaankiisu yahay: ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ด๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป: ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—น ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฒ๐˜…๐˜.

Muxaadaradan waxaa soo jeedin doona, ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ฒ, oo ah aqoonyahan ku takhasusay Sharciga Caalamiga ah.
๐——๐—ฟ. ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ฒ wuxuu si qoto dheer u falanqeyn doonaa aragtida sharciga ee ku saabsan aqoonsiga dawladnimada, goosashada, iyo sida ay u saamaynayaan xaqiiqada siyaasadeed ee Soomaaliya.

๐Ÿ—“ ๐Ÿฎ๐Ÿฐ ๐—ก๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
โฐ ๐Ÿฏ:๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ
๐Ÿ“ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐—— โ€“ ๐—ง๐—ผ๐˜„๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜€

Waxaan si sharaf leh ugu casumeynaa ardayda, aqoonyahannada, iyo xirfadlayaasha sharciga ee daneynaya arrimaha ku saabsan sharciga caalamiga ah iyo dowladnimada casriga ah.

Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 20/11/2025

๐๐Ž๐Ž๐๐€๐’๐‡๐Ž ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐„๐„๐ƒ | ๐๐€๐“๐‚๐‡ ๐Ÿ๐Ÿ’ โ€“ ๐…๐€๐‚๐”๐‹๐“๐˜ ๐Ž๐… ๐‹๐€๐–

Ardayda Batch 14 ee Kulliyadda Sharciga ee SIMAD University oo dhigta maadada ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐—ป๐˜† ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„) ayaa booqasho waxbarasho ku tagay ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, gaar ahaan Xafiiska Diiwaangelinta Shirkadaha.

Intii ay booqashadu socotay, ardaydu waxay casharro wacyigelin iyo tilmaamo shaqo ka dhageysteen Madaxa Dakhliga ee Waaxda Diiwaangelinta, kaas oo la wadaagay:

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
๐——๐˜‚๐—ธ๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ
๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ ๐—ฟ๐˜‚๐—พ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ
๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ผ.

Ardayda waxaa booqashada ku wehliyay, ๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, waxaana ay kormeereen:

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฟ๐˜‚๐—พ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ

Maamulka Wasaaradda, oo uu ugu horreeyo ๐—”๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ayaa si diirran u soo dhaweeyay ardayda, kuna dhiirrigeliyay in ay fahmaan doorka sharciga ee dhismaha dhaqaalaha iyo kobcinta ganacsiga dalka.

Faculty of Law at SIMAD University
SIMAD University

Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 15/11/2025

Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD waxay hambalyo iyo bogaadin aad u weyn u direysaa dhammaan ardayda ka qalin jabisay kulliyada sanadkaan 2025. Kulliyaddu waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa waalidiintii garab istaagtay ardayda, iyo macalimiinta dadaalka badan geliyay tayeynta aqoonta iyo xirfadda ardaydan.

Kulliyadda Sharciga waxay ku faaneysaa guusha aad gaarteen, waxayna idiin rajaynaysaa mustaqbal xirfadeed oo ifaya, kuna saleeysan cadaalad, sinnaan, hufnaan, daacadnimo, iyo adeeg bulsho.



.

Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 12/11/2025

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ: ๐—–๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ

Fasalka ugu sarreeya ee Kuliyadda Sharciga ayaa maanta soo bandhigay dood cilmiyeed ku saabsan mowduuca kor ku xusan.

Doodaha ayaa diiradda lagu saaray sababaha isbeddelka cimilada ee Soomaaliya, nuglaanta dalka ee musiibooyinka deegaanka, iyo istiraatiijiyadaha lagu yareynayo (mitigation) ama lagula qabsanayo (adaptation) saameynta isbeddelka cimilada.

Baraha maadada Sharciga Deegaanka,Avv Abdirizak Osman ayaa bogaadiyay doorka ardayda ee ku aaddan diyaarinta iyo soo bandhigista doodaha sharciyeed, isaga oo ku ammaanay dadaalka, aqoonta iyo ka-qaybgalka firfircoon ee ay muujiyeen.

SIMAD University
Faculty of Law at SIMAD University
Midowga Ardayda Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD

Photos from Faculty of Law at SIMAD University's post 10/11/2025

Maamulka Kuliyadda Sharciga ee Jaamacadda SIMAD, oo uu hoggaaminayo ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ayaa kulan bogaadin iyo hambalyo iskugu jira la qaatay ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay Kuliyadda Sharciga Semester-kii h**e.

Kulanka ayaa ujeeddadiisu ahayd in lagu dhiirrigeliyo ardayda ku guuleysatay dadaalkooda, iyadoo Hormuudka Kuliyadda uu ku boorriyay inay sii laba-jibbaaraan juhdiga ay gelinayaan horumarinta aqoontooda iyo guushooda waxbarasho.



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


KM5
Mogadishu
TOWNCAMPUS

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00