17/02/2026
Waxaan Hambalyo ku Aadan Curashada Bisha Barakeysan Ramadan Dhamaan umadda muslimiinta
Waxaan Allah (SWT) Weydii Saneyna inuu Nawaa fajiyo Cibaada Bisha Barakeysan
Isla markaana Naga aqabalo acmaasha Wngsn
17/02/2026
RAMADAAN KARIIM
dhamaan ummada muslimiinta
Ilaahay ha naga dhigo kuwii ka faa’iideysta bishan barakeysan, ha naga aqbalo soonka iyo salaadda,
Ramadaan waa bil isbeddel, samir iyo naxariis. Aan ka faa’iideysanno aan badino qu'ran akhriska
Ramadaan kariim dhammaan ummadda Muslimiinta
bishan waa Bishii barakada, bishii naxariista, bishii cafiska
14/01/2025
Sawiro 3 shaahado gudoon siinta ardayda
Dufcadii 12 Markiz Al Aflax ee Xifdinta Qu'ran ka
30/12/2024
Sawiro 2 qaybo kamid waalidiinta ayaa gudoon siiyey ardayda Qu'ran ka dhameysay HADIYADO
ay ugu talagaleen si ay udhiiri galiyaan
Xaflada qalin jabinta arday dhameysay Qu'ran kariimka dufcadii 12aad
Dufcadii 12 ee Markiz Al Aflax ee Xifdinta Qu'ran ka
30/12/2024
Sawiro 1
Xaflada qalin jabinta Markiz Al Aflax ee Xifdinta Qu'ran ka مركز الافلح لتحفيظ القرآن الكريم
30/12/2024
Page ka rasmiga
Markiz Al Aflax ee Xifdinta Qu'ran ka kariim