Halane Two Primary & Secondary School H2pss

Halane Two Primary & Secondary School H2pss Horay ugaar Iskuulka Xalane 2 primary & Secondary School oo ku yaala Agagaarka Masaajidka xasan jiis horay u soogaar

24/08/2025

Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay

28/02/2024
Bare Nimadu waxa ugu qiimaha badan ee lagu qasheeyo waxaa sharaf ah in aad soo saartid Arday
28/02/2024

Bare Nimadu waxa ugu qiimaha badan ee lagu qasheeyo waxaa sharaf ah in aad soo saartid Arday

04/07/2021

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa dhamman bahda jecel waxbarashada in iskuulka xalane 2 uu qaadanayo araday cusub sannad dugsiyeedka 2021-2022 isqorista waxa ay bilaabaysaa 10/07/2021 hadaba yaan lagaa buuxin ee horay ugaar. Iskuulka waxa uu ku yaalaa masaajidka xasan jiis. Kala xiriir wixii faahfaahin ah Whatsapp Numbar:618438925.

22/09/2020

Ogaysiis ogayasiis waxaa la ogaysiinayaa bulsha weynta soomaaliyeed in iskuulka xalane 2 uu bilaabay kooso caafimaad oo baraatiko leh bahda jecel wax barashada waxaa aan leenahay horay usoo gaar xarunta iskuulka xalane 2 oo ku yaala degmada wadajir gaar ahaan xaafada xasan jiis mahad sanidiin

22/09/2020

Xalane waa kobciyaha bulshada ee horey ugaar

Ogaysiis Ogaysiis waxaa dhamaan bahda jecel waxbarashada la ogaysiinayaa in iskuul xalane 2 uu bilaabay is diiwaan gelin...
10/08/2020

Ogaysiis Ogaysiis waxaa dhamaan bahda jecel waxbarashada la ogaysiinayaa in iskuul xalane 2 uu bilaabay is diiwaan gelinta sannad dugsiyeedka 2020-2021 hadba horey ugaar isdiiwaan gelintu wey socotaa yaan lagaa buuxi Iskuulka waxa uu ku yaalaa xaafada masaajidka xasan jiis
Iskuul xalane 2 waa kobciyaha garaadka ubadka soomaaliyeed

Address

H2pss30@gmail. Com
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halane Two Primary & Secondary School H2pss posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category