Faculty of Economic & Management science at Jobkey University

Faculty of Economic & Management science at Jobkey University

Share

Success starts here !

19/12/2025
Photos from Jobkey University's post 19/12/2025
Photos from Jobkey University's post 04/11/2025

Tababar waxuu ahaay runtii aad muhiim ugu ahaay ardeyda wax kabarata qeybta xiriirka caalamiga iyo siyaasada. Waxaan sigooni ah ugu mahadnaqeynaa ambassador Jabril.

Photos from Jobkey University's post 12/09/2025

Academic Monthly Meeting Jobkey University !

02/08/2025

Faculty of Economic & Management science at Jobkey University

10/07/2025

Hambalyo xukumada cusub ee !

Maamulka Jaamacadda Jobkey wuxuu hambalyo u dirayaa Mukhtar Rage Abdullahi, oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Xukumada Ardayda Jaamacada Jobkey- XAJJo kadib doorasho labo maalmood socotay oo si guul ah ku soo dhammaatay.

Sidoo kale, Nafiso Shobaye Hassan ayaa noqotay Madaxweyne ku-xigeenka, halka Abdihamid Isak Hassan loo doortay Xoghayaha Xukuumadda.
Xubnahan cusub waxay horey uga soo shaqeeyeen horumarka jaamacadda, waxaana ardaydu u ballanqaadeen inay si buuxda ula shaqeyn doonaan.

Alle ha u fududeeyo xilka loo igmaday. Aamiin.

10/07/2025

Maamulka Jaamacadda Jobkey wuxuu hambalyo u dirayaa , oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Xukumada Ardayda Jaamacada Jobkey- XAJJo kadib doorasho labo maalmood socotay oo si guul ah ku soo dhammaatay.

Sidoo kale, Nafiso Shobaye Hassan ayaa noqotay Madaxweyne ku-xigeenka, halka Abdihamid Isak Hassan loo doortay Xoghayaha Xukuumadda.
Xubnahan cusub waxay horey uga soo shaqeeyeen horumarka jaamacadda, waxaana ardaydu u ballanqaadeen inay si buuxda ula shaqeyn doonaan.

Alle ha u fududeeyo xilka loo igmaday. Aamiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Abdikasim Road
Mogadishu