27/12/2025
Hal isbuuc kadib waxaa dib inoogu bilawday
Daruustii dhamaan xarumaha Dugsiga daruusta ayaa ka bilaawatay
Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee soomaaliya wuxuu hoos tagaa dalladda SAFE waxuuna xaruumo ku leeyaha
27/12/2025
Hal isbuuc kadib waxaa dib inoogu bilawday
Daruustii dhamaan xarumaha Dugsiga daruusta ayaa ka bilaawatay
21/12/2025
Fuustadi xalay ilaa saakay lasoo riixayay ee fasaxa ahayd hada ayee rumowday waana fasax iskuulka.
laga bilaabo manta oo taariikhdu tahay 21/12/2025.
waxana lasoo noqon doonaa 27/12/2025.
Fuustadi ugu horeesay ee ka rumowday iskuulka ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ
19/12/2025
Waxaa lasoo gabagabeeyay tartanka ciyaaraha kubada cagta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Soomaaliya
Munaasibada xiritaanka waxaa kasoo qayb galay maamulka Dugsiga iyo macalimiinta iskoolka
Fasalada form three (A) ee degmadda warta Nabada qaasatan xamar jadiid iyo form four (B) ee deegaanka gubta waaxda ciise cabdi oo iskugu yimid kulanka k**a dambeysta waxaa koobka ku guulaystay fasalka form four (B) deegaanka gubta ciise cabdi
19/12/2025
Ugu dambeeyn waxa la isla soo gaaray k**a dambeysta (final).
Fasalada kala ah form four (B) deegaanka gubta ee ciise cabdi iyo form four (A) degmadda warta nabada qaasatan xamar jadiid.
FG: cup ka warta Nabada miyuu tagi doonaa ama deegaanka gubta ciise cabdi.
16/12/2025
Tacsi
Dhammaan Maamulka,Macallimiinta, ardayda waxa ay u tacsiyeynayaan guud ahaan qoyska reer Maxamed Qaasim gaar ahaan ustaad Saciid Mire Maxamuud & Ustaad Maxamed Axmed Cali (Ooyaaye) oo kamid ah macalimiinta Dugsiga geeridii kutimid Rabbi naxariista Janno ha siiyee Hooyadood Ruun Maxamed Qaasim.
Allaah SW ayaan uga baryeynaa Firdows Al- Aclaa in uu hoy uga dhigo, qoyska, qaraabada iyo asxaabta ay ka bax dayna sabar wanaagsan siiyo.
ุงูุง ููู ูุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนูู
28/11/2025
Ustaad: cabdifitaax yuusuf cali (Bii)
Ustaad axmed xaashi faarax (shaaciye)
Laba halyeey oo uu Dugsiga ku faano
Maxa ka xasuusataa hana ku dheeran macalimiinta ๐๐๐๐.
Macallimiin badan aa soo wadaa
FG: pageka 3.9k oo maraa 4k halagu tuuro thank you ๐ฏ
Maamo oo kamid ah waalidiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Soomaaliya aya nagala soo qeyb gashay.
Xuska maalinta Macallimiita Soomaaliyed.
Ustaad cabdifitaax yuusuf cali (Bii).
Maxaa ku xasuusataa
25/11/2025
Xuska maalinta Macallimiinta Soomaaliyed.
Sawirada:Q:1aad:
Hambalyo Dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed Gaar ahaan Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Soomaaliya waxaan ugu Hambalyeyneynaa ayaga Xaasaskooda iyo Caruurtoodaba Farxadda Maalintan Qiimaha Badan ee ๐๐-๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ. Mahadsanidiin Macalimiinteenna.
qiimaha Macalinka wax Lasoo koobi karo ma ahan .
๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐
๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐ค๐๐ฑ๐๐ข๐ข
๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ง
๐ฆ๐๐ฐ๐ฃ๐๐๐๐ก๐๐๐๐
๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐๐ฒ
๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ
๐ฆ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ช๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐
๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ฑ๐ข๐ข
๐ค๐๐๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ง๐ค๐
๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ข๐ข๐ง๐๐
๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ข ๐ค๐ ๐ฆ๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ
๐ฆ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ข๐๐ ๐๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฑ
๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐จ
๐ฅ๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐ฆ๐๐๐ซ๐ฆ๐๐
๐ก๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ ๐๐๐ง๐ข๐ง
๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ
๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ
Xuska maalinta Macallimiita Soomaaliyed.
Q:1aad: Ustaad maxamed cawil iyo gabay ka hadlaaya qiimaha macallinka uu leeyahay iyo siddeeda xaraf ee uu ka kooban yahay macallin iyo macanhooda.
Iyo arday kamid ah ardayda Dugsiga.
Cusmaan Cabdixakiin Barre.
28/09/2025
ุฅููุงูููู ูุฅููุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู.
Dhammaan Maamulka,Macallimiinta & ardayda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Soomaaliya waxa ay Tacsi U dirayaan Dhammaan Ehelka iyo Qaraabada uu ka baxay Cabdinajiib axmed jimcaale oo ka mid ahay ardayda Dugsiga ka aflaxday oo ku geeriyooday Magaalada muqdisho.
Waxaan allah uga baryeynaa inuu naxariistii janno kawaraabiyo ,dhammaanteenna uu samir Nagasiiyo.
16/08/2025
Dhammaan Maamulka ,Mucallimiinta, iyo Ardayda sharafta leh ee Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee Soomaali
Waxa ay Hambalyo U Dirayaan faraxadda Qalin Jebintana Lawadaagayaan Ustaad qaasim xaashi maxamed oo kamid ah mirihii usoo saray Dugsiga kana mid ah barayasha Dugsiga oo dhamaystay waxbarashada heerka labaad master degree
GUUL & HORUMAR WACAN