Al-Mannar Primary and Secondary School

Al-Mannar Primary and Secondary School Waa Bogga rasmiga ah ee dugsiyada Al-Mannaar

Hambalyo Tartamayaasha Dugsiga Al-Manaar oo saaka u gudbay Wareega labaad Tartan aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobalka Ba...
12/03/2024

Hambalyo Tartamayaasha Dugsiga Al-Manaar oo saaka u gudbay Wareega labaad

Tartan aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobalka Banaadir ee uu qabto Universal uuna taaban galinaayo - Banaadir

Tartanka ayaa waxow dhax maray gurey iyo Waxaana guusha ay raacday dugsiga' Al Manaar oo helay 5 dhibcood Halka dhigiisa Axmed guray uu helay 4 dhibcood

Ramadaan Kariim βœ…

OGEYSIISWaxaa si toos ah u furmay isdiiwaan gelinta ardayda dugsiga Al-Mannar Primary and Secondary School isdiiwaan gel...
16/07/2023

OGEYSIIS
Waxaa si toos ah u furmay isdiiwaan gelinta ardayda dugsiga Al-Mannar Primary and Secondary School
isdiiwaan gelintu waxa ay ka socotaa xarunta dugsiga.

FG: Iskuulka Waxa uu ku yaalaa inta u dhaxaysa
Isgoyska Darjiinka iyo Midka Siinaay
Fadlan h**ey ugaar

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay u qorsheysay imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2022/20...
16/05/2023

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay u qorsheysay imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023 in lagu qaado 114 xarumood oo ku kala yaalla Caasimadda iyo Gobollada kale ee Dalka.
Muqdisho 62 Xarumood.
Gobollada Dalka 52 Xarumood.

Dhawaan waxaan shaacin doonnaa Dugsi walba iyo xarunta uu ku galayo Imtixaanka.

Dhamaan ardayda Iskuulka Waxaan
U rajayanaa Guul inshaa Allah

Maalintii Arbacada Ehayd waxaa Dugsiga hoose Dhexe iyo sare ee Al-Manaar galinka galabkii ah Lagu Soo gaba gabagabeeyay ...
12/05/2023

Maalintii Arbacada Ehayd waxaa Dugsiga hoose Dhexe iyo sare ee Al-Manaar galinka galabkii ah
Lagu Soo gaba gabagabeeyay , Tartan Aqooneedka Fasalada kala duwan ee Fasalada Hoose iyo Dhexe ee dugsiga
Waxaa finalka tartanka isku wajahay
Labada Fasal ee kala ah
4-aad iyo 2-aaad

Waxaana noqdey Championska πŸ† Sanadka 2022- 2023
Ee Iskuulka galinka galabkii Fasalka 4-aad
Hambalyo Fasalka 4-aaaad

Faraca labaad ee Iskuulka Al-Manaar   { AL-MANAAR HILIWAA }Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galee...
11/05/2023

Faraca labaad ee Iskuulka Al-Manaar
{ AL-MANAAR HILIWAA }

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen Mudaneyaal, Macallimiin, Waalidiin, Arday, Iyo Marti sharaf kale oo ay soo qaban qaabiyeen Fasalka Form Four Dufcadii 9-aad ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga -Mannar Heliwaa

Halkaas oo dardaaran iyo duco iyo balan qaadyo cajiib ah ay ugu sameeyeen Maamulka dugsiga iyo qaar ka mid ah marti sharaftii ka soo qeyb gashay xafladaas ardayda sanadkan ka qalin bedelaneysa fasalka afaraad ee dugsiga sare iyo dhigooda fasalkan 8aad..

Congratulations πŸ‘ Fasalada F 2 A  Oo Saaka oo taariikhdu ay Ehayd 8 May 2023 Noqdey Championska Iskuulka hoose Dhexe iyo...
08/05/2023

Congratulations πŸ‘ Fasalada F 2 A Oo Saaka oo taariikhdu ay Ehayd 8 May 2023 Noqdey Championska Iskuulka hoose Dhexe iyo sare ee Al-Manaar

Waliba Fasalka F 2 A ayaa waxa ay saaka uga dhigneed in ay qaadeen Sanadkii Labaad oo xariir ah Tartan Aqooneedka Iskuulka ee loo qabto Fasalada Kala duwan
Sanadkii h**e eyagoo F 1 ah Ayay qaadeen

Tartanka kadip waxaa la Abaalmariyay Gudiga tartanka
Ustaad Axmed C/Rashiid iyo
Ustaad Abshir Mohamed Ali oo ahaa gudigii Tartankaan qiimaha badan Soo Agaasimay

Sidokale waxaa la Abaalmariyay , Gudoomiyaha tartanka Aqooneedka Iskuulka , Ahna Macalin kamid ah Macalimiinta iskuulka Al-Manaar. , Gudoomiyana ka ahaa tartankii ardeyda ay ka qayb qaateen idaacadaha iyo Telefishinada kala duwan ee ku yaal gobalka Banadir
Ustaad Cali Cabdi Muxudiin iyo Ardeydii guusha usoo hooyay , Iskuulka

Waliba waxaa Xusid mudan Iskuulka Al-Manaar ayaa waxow Sedax sano oo xariir ah gaareyay kaalimaha igu sareeya ee tartamada tusaale

βœ… sanandkii 2021 Waxow gaarey finalka tartan Aqooneedka bisha Ramadaan ee Radio Banaadir
βœ… Sanadkii 2022 Waxow gaarey Finalka Tartan Aqooneedka bisha Ramadaan ee Talafishinka universal
βœ… Sanadkaan 2023 waxow gaarey Finalka Tartan Aqooneedka bisha Ramadaan ee Talafishinka universal

17/04/2023
13/04/2023

Maanta iyo guul kale Alle Swt Ayaa Mahad leh
Saaka oo taariikhdu ahayd 13 bisha Aprill
Waafaqsan 22 bisha Ramadaan
Ayaa ka badiyey dhigiisa Al Muniir Waxowna u gudbay wareega saddexaad ee Tartan Aqooneedka bisha Ramadaan ee Radio kulmiye

Natiijada kulanka ayaa noqotay
Al-Manaar 12 dhibcood βœ…
Al-Miniir. 4 dhibcood ❌

 Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ardayda u tartameysa Dugsiga Al-Manaar  kuwaas maanta u gudbay   ama kamadambay...
12/04/2023



Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ardayda u tartameysa Dugsiga Al-Manaar kuwaas maanta u gudbay ama kamadambaysta Tartan Aqoonneedka ee Universal Somali TV Sanadkii labaad ee Xariir ah

Dugsiga Al-Manaar ayaa oo xariir
Waxa uu iska xaadiriyay tartan Aqooneedka Dugsiyada sare ee Talafishinka Universal

.

  Mar kale Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ardayda u tartameysa Dugsiga Al-Manaar  kuwaas maanta u gudbay wareeg...
11/04/2023

Mar kale
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ardayda u tartameysa Dugsiga Al-Manaar kuwaas maanta u gudbay wareega 4aad ee Tartan Aqoonneedka ee Universal Somali TV

.

Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 11 Aprill  2023 waafaqsan 20 - Ramadaan 1444 HAyaa waxaa saaka Xarunta dhaxe ee Tala...
11/04/2023

Maanta oo taariikhdu ku beegantahay
11 Aprill 2023 waafaqsan 20 - Ramadaan 1444 H
Ayaa waxaa saaka Xarunta dhaxe ee Talafishinka
Universal ku baratamay laba iskuul ee kala ah
iyo

Tartanka oo ahaa mid aad u xamaasad badan
Ardeydana ah kuso bandhigeen Aqoontooda
Ayaa waxaa guusha la hoydey Iskuulka hoose Dhexe iyo sare ee kaas oo u gudbay
ee tartanka

Natiijada kulanka saaka ayaa waxay noqotay
7 dhibcoood βœ…
3 dhibcoood ❌

Waxa harey waa Semifinalka iyo finalka
Inshalaah guul bahda Al-Manaar

Waana Sanadkii labaad oo xariir uu Iskuulka Al-Manaar ugudbo wareega Afar dhamaadka Waa guul-wayn

Hambalyo bahda Al-Manaar

Qaar kamid ah sawirada kualnakii saaka taariikhiga ahaan ee dhax Marey Dugsiyada Al-Manaar iyo Al-Nashaad , kaas oo guus...
08/04/2023

Qaar kamid ah sawirada kualnakii saaka taariikhiga ahaan ee dhax Marey Dugsiyada Al-Manaar iyo Al-Nashaad , kaas oo guusha ay ku raacday dugsiga hoose ,Dhexe iyo sare ee Al-Manaar

Inshalah guul wacan ayaan leeyhy
Reer Al-Manaar iyo geesiyaasha guusha usoo hoynaya
Maalinkasta , guulaysta dhaamaan

Address

Wadnaha Road--Afartadarjino
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Mannar Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category