31/01/2026
📢 Al-Qamar CUP - 2026🏆
Dhawaan waxa bilowday tartanka kubada cagta ee iskuulka
Al-Qamar Educational institute kaas oo u dhexeeya ilaa 5 koox oo laga soo xulay ardayda dhigata iskuulka gaar ahaan fasalada Galableey iyo Habeenleey.
Kooxaha sannadkan ku tartamaya Al-Qamar CUP waxa ay kala yihiin:
📌Midnimo Group
📌Wadajir Group
📌Nasiib Group
📌Horseed Group
📌Alxarameen Group
Mohamed Abdullahi Yalahow ✍️
Eng-Yalahow ✅️
04/04/2025
📢OGEYSIIS MUHIIM AH :
Kuwada socota waalidiinta sharafta leh, ardayda qiimaha badan, iyo bulshada nagu xiran oo dhan, waxa a idin ogeysinena in Iskuulka Al-Qamar Educational Institute uu si rasmi ah dib u furmi doonaa maalinta SABDIDA ah, taariikhdana ay ku astesantahay [5- April- 2025].
Waxaan rajeynaynaa in dhammaan ardaydu ay si firfircoon uga soo qaybgalaan fasallada si ay u sii wataan waxbarashadooda. Waxaan diyaar u nahay inaan wada dhisno mustaqbal ifaya oo guul leh.
Fadlan la wadaaga farriintan kuwa kale oo aad u aragtaan inay muhiim tahay inay ogaadaan. Mahadsanidiin
📌 XUSUUSIN🎯
Qabashada iyo diiwaan galinta ardayda cusub
wey soctaa ee ha moogaan
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir
👉252 613335551
ama
👉252 619327861💯
HADAFKEENU WAA HORMARINTA BULSHADA
Eng-Yalahow
Möhamed Yuusuf
Mohamed Abdullahi Yalahow
20/02/2025
HORMARI NAFTAADA
SAACAD KASTA EE KUSO MARTA WAA FURSAD
SI AD NOLOSHADA WAX UGA BADESHO
Mohamed Abdullahi Yalahow
Möhamed Yuusuf
Eng-Yalahow
20/02/2025
EDUCATION IS THE KEY OF LIFE.
WAX BARASHADA WAA FURUHA NOLOSHA
Mohamed Abdullahi Yalahow
Möhamed Yuusuf
Eng-Yalahow
15/02/2025
Learners of today are the leaders of tomorrow
Möhamed Yuusuf
Eng-Yalahow