AL-tadaamun primary and secondry school

AL-tadaamun primary and secondry school

Share

Waa Page-ka saxda ah ee schoolka Al-Tadaamun

18/08/2023

Inalilah wa ina ilayhi raajicun
Waxa naga baxay ardaygeenii h**e Mohamed Nor Ismail oo galabta waqtigiisa ku ekaa
Mohamed wuxu kamid ah ardayda dhamaysay schoolka dufcadii 6aad
Dhamaan familka iyo qaraabada uu ka tagay sabar iyo iiman allah ka siiyo
Asagana allah qabriga u waasaciyo

09/07/2023

Inalilah wa ina ilayhi raajicun waxaa maanta bahda waxbarashada ka baxay ustaad abdikarim salad kadiye oo kamid ahaa barayaashi iyo maamulihii h**e dugsiga Al tadaamun
Sabar iyo iiman alah kasiiyo qaraabadiisa iyo dhamaan familkiisa asna allah ka waraabiyo janatul firdoos oo qabriga allah u wasaciyo

28/01/2023

إنا لله وانا اليه راجعون
Dhamaan Maamulka iyo macaliminta iyo shaqaalaha iyo ardayda ee dugsiga AL-tadaamun primary and secondry school waxay ka tacsiyeenayaan geeridii ku timid
Ustaad Abubakar Sheikh Mohamed Samatar ”Ustaad Samatari” oo caawa fiidkii tii Alle u timid, ustaadku waxa uu ahaa Macalin kamida macalimiinta Dugsiga Sare ee Ahmed Gurey High school, macalin soo saaray jiil aad u tira badan oo maanta wadanka hogaan u ah.
Ustaad Samatari wuxuu ahaa Barbaariye, Waalid, wuxuu waqtigiisa ku qaatay barbaarinta ubadka soomaaliyeed.

Waxaan xanuunka la qeybsaneyna Dhamaan ehelka , caruurtiisa iyo macalimiinta guud ahaan Samir iyo imaan Allaha naga siiyo janatul firdowsana Allaha ka yeelo hoygiisa.

Aamiin.

البقاء لله 😥

04/06/2022

Ogasiis
Waxaa la ogaysiinayaa ardayda faslada 12aad ee dugsiga hoose dhexe sare ee al-tadaamun waxaan so dhignay jadwalka sida loo galayo madooyinaka ayna u kala h**eyaan ilaah imtaxanka ha idin fududeeyo

01/04/2022
Photos from AL-tadaamun primary and secondry school's post 29/03/2022

Waxa mahad leh allah oo inoo suurta galiyay si nabad ah inu nagu soo idlaaday qeeb kamid ah nashaadaadka schoolka ee sanad dugsiyeedka 2021-2022
Waxa maanta soo gaba gaboobabay tartankii kubadda cagta ee dugsiga waxaa finalka maanta wada ciyaaray labada fasal ee form4A iyo Form 3A waxaana gacan sareeyay fasalka Form 4A oo hantay koobka

28/03/2022

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اجرنا في مصيبتنا واخلفنا خيرا منها اللهم اغفر له و ارحمه ووسع قبره
Waxaan tacsiyo iyo tiiraanyo lawadaagaynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Axmed Cabdiqani Xanafi Ahmed Boolis waxaa uu kamid ahaa aradayada ka qalin yabisay dugsiga al Tadaamun Primary Secondary School waxaan leenahay Samir iyo iimaan alle hanagawada siiyo

12/01/2022

انا لله وانا اليه راجعون😭😭
Ma dhinte Wa allah ilahow kuu naxariso Walal Cabdalla Maxamud Gobdoongeeridada aad Baan uga Naxnay ilaahey qabriga hakuu waasiciyo kitaabkagana midig alle haka siiyo.
Siraadka alle haku fududeyo anagane gadashaa alle nama fidneyo su'alaha qabriga alle haku fududeyo waalal.
Waxaan xanuunka la qeybSaneeynaa Familka dhamaan
Shucayb Goopdon Abdiqani Goobdoon Mahamed Saiid Mahamuud Goobdoon Samiiro gobdoon
Dhamanteen sabar iyo iimaan alle ha inaga wada siiyo kulligen ayu naga baxay walalakeen.

02/09/2021

We are searching for a reliable and passionate biology teacher to join our faculty. The biology teacher’s responsibilities include preparing lesson plans, tests and assignments, supervising students during investigations and experiments, and acting as a field trip chaperone. You should be able to teach students from different backgrounds, with varying aptitudes and interests.

To be successful as a biology teacher, you should be culturally sensitive, well-organized, and demonstrate insatiable curiosity. Outstanding candidates are not squeamish and can confidently explain bodily functions to teenagers.

Biology Teacher Responsibilities:

Preparing and delivering engaging biology lessons to students from different backgrounds, who all have different interests and abilities.
Monitoring student performance, and adjusting teaching strategies and techniques for improved content delivery.
Establishing classroom, laboratory, and field trip rules and ensuring all students understand and accept them.
Setting up exams, assessments, and experiments in accordance with curriculum requirements and standards of the state and district.
Communicating any student issues to parents, counselors, and other relevant staff members.
Attending school events, club meetings, and staff meetings as required.
Representing the school at conferences, workshops, and other networking events.
Coming up with suggestions to improve the Biology Department and general school operations.
Building rapport with students so that they feel comfortable and safe discussing sensitive topics in class.
Encouraging students to participate in science fairs, competitions, and expos, and preparing them for these events.
Biology Teacher Requirements:

Degree in biology or science.
Degree in secondary education
A completed teaching apprenticeship recommended.
Relevant teaching license or certification.
Previous teaching experience would be advantageous.
Excellent interpersonal, oral, and written communication skills.
Patience, resilience, and cultural sensitivity. Hi

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu
25261000000