20/12/2025
Ogeysiis
Dhammaan waalidiinta iyo ardayda waxaa lagu wargelinyaa in uu iskuulku geli doonno fasax gaaban oo ka billaabanaya berri oo Axad ah 21-Dec-2025 iyadoo la fulinaayo amarka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare .
Waxaana uu dib uu dib u furmi doonnaa Sabti 27-Dec-2025.