Daaru-salaam academy

Daaru-salaam academy

Share

DAARU-SALAAM ACADEMY (D.S.A), is a professional college offering educational services to the student

DSA is a professional college offering educational services to the students in secondary schools, universities, and employees who need knowledge, skills, and quality education

09/05/2021

Ku soo dhawaada Su,aalihii Ramadaanka Habeenkii SIDEED IYO LABAATANAADπŸ‘Ž
Qofka ugu horeeya ee Ka Jawaaba Su,aalaha ayaa Abaalmarinta heli doona, qof halmar wax soo qorey Edit kuma samayn karo
N.B: Guuleystaha Abaalmarintiisa waa uu heli doonaa INSHA ALLAH
Shuruudaha Tartanka.
1- Like Saar Pageka
2- Like Saar Postigan
3- Share Dheh Postigan
4- kadib soo qor Jawaabta su,aasha.
Nasiib wacan Saaxibyaaal πŸ™πŸΌ

09/05/2021

OGEYSIIS GAABAN GUULEYSTIHII AY SOO GAARTO FARIINTA WAXAAN KA CODSANEYNAA IN UGU HOREEN FULIYO AWAAMIIRTA KU XUSAN QORAALKAAS KADIBNE UU LASOO XIRIIRO WIXII SU AAL IYO IWM AH WAALOO FAAHFAAHIN DOOONAA INSHA ALLAH WAXAA LAMARAAAYAA GABAGABADII BISHII RAMADAN SHUKRAN DHAMAAN

09/05/2021

Jawaabta saxda ah ee su'aashii xalay aan soo bandhignay.

IYO XIRFADAHA.

08/05/2021

Ku soo dhawaada Su,aalihii Ramadaanka Habeenkii TODOBO IYO LABAATANAADπŸ‘Ž
Qofka ugu horeeya ee Ka Jawaaba Su,aalaha ayaa Abaalmarinta heli doona, qof halmar wax soo qorey Edit kuma samayn karo
N.B: Guuleystaha Abaalmarintiisa waa uu heli doonaa INSHA ALLAH
Shuruudaha Tartanka.
1- Like Saar Pageka
2- Like Saar Postigan
3- Share Dheh Postigan
4- kadib soo qor Jawaabta su,aasha.
Nasiib wacan Saaxibyaaal πŸ™πŸΌ

08/05/2021

π†π”π”π‹π„π˜π’π“π€π‡π€ πŒπ€π€ππ“π€
Guuleystaha fursad labaad u heley in uu guuleysto.
Su'aashii xalay aynu ku soo bandhignay halkan waxaa nasiib u yeeshay inuu noqdo qofkii ugu horreeyay ee jawaabta saxda ah soo qora isla markaana buuxiya shuruudaha Walaal lagu magacaabo:

Waxaan leenahay hambalyo!
Dhamaan akhyaarta kale ee jawaabta bixiyay waa ay mahadsanyihiin.
Haddii fursaddani ku seegtay u diyaar garow tan caawa aynu soo deyn doono kana faaiideyso insha allah. Lasoco habeen kasta 7:00 ilaa 7:30 Fiidnimo
Waxaan marlabaad aad ula qeybsaneynaa hambalyada farxada.

07/05/2021

GUULEYSTAHA SU AASHII XALAY AAN SOO BANDHIGNAY HAMBALYO

07/05/2021

Ku soo dhawaada Su,aalihii Ramadaanka Habeenkii LIX IYO LABAATANAADπŸ‘Ž
Qofka ugu horeeya ee Ka Jawaaba Su,aalaha ayaa Abaalmarinta heli doona, qof halmar wax soo qorey Edit kuma samayn karo
N.B: Guuleystaha Abaalmarintiisa waa uu heli doonaa INSHA ALLAH
Shuruudaha Tartanka.
1- Like Saar Pageka
2- Like Saar Postigan
3- Share Dheh Postigan
4- kadib soo qor Jawaabta su,aasha.
Nasiib wacan Saaxibyaaal πŸ™πŸΌ

06/05/2021

GUULEYSTAHA SU AASHII XALAY AAN SOO BANDHIGNAY HAMBALYO
Xasan Cabdi Axmed

06/05/2021

Ku soo dhawaada Su,aalihii Ramadaanka Habeenkii SHANIYO LABAATANAADπŸ‘Ž
Qofka ugu horeeya ee Ka Jawaaba Su,aalaha ayaa Abaalmarinta heli doona, qof halmar wax soo qorey Edit kuma samayn karo
N.B: Guuleystaha Abaalmarintiisa waa uu heli doonaa INSHA ALLAH
Shuruudaha Tartanka.
1- Like Saar Pageka
2- Like Saar Postigan
3- Share Dheh Postigan
4- kadib soo qor Jawaabta su,aasha.
Nasiib wacan Saaxibyaaal πŸ™πŸΌ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Somali
Mogadishu