Alkowther Model School

Alkowther Model School Alkowthar Model School waa dugsi gaar loo leeyahay kana kooban Hoose/ Dhexe iyo Sare. Tayo & joogteyn


Tell: 0611111706 /0611111708

29/05/2026

Ciid wanaagaan, Nabad ku ciida!

29/05/2026

Happy Eid!

Ciid Wanaagsan!
26/05/2026

Ciid Wanaagsan!

24/05/2026

Waa ardayad ka tirsan ardayseena Dugaiga Sare oo sameyneysa Tijaabo Fisikis ah.

17/05/2026

Xiriirka waalidka oo ay inoo soo jeedinaysa ardayad ka mid ah ardaydeena, nala daawada!

16/05/2026

Waa qaar ka mid ah ardaydeena oo English noogu soo jeedinaaya doorashadooda Alkowther Model School, nala daawada!

14/05/2026

Nala dhagsyso ardayad ka mid ah ardaydeena Dugsiga Dhexe oo inoo soo jeedinaysa mawduucan ku baxaya Luqada Carabiga "العلم هو مفتاح الحياة"

Sawirada ardaydeena Dugsiga Hoose/Dhexe ee qeybta Buloxubey, Wadajir.
13/05/2026

Sawirada ardaydeena Dugsiga Hoose/Dhexe ee qeybta Buloxubey, Wadajir.

13/05/2026

Nala dhageysta mawduuc ku saabsan Aqoonta.

TACSI TIIRAANYO LEH.‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)  ‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مس...
03/05/2026

TACSI TIIRAANYO LEH.

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى فاصبر واحتسب

Maamulka, macallimiinta,waalidiinta ardayda iyo dhammaan howlwadeennada dugsiga Alkowther Model School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii uu ka baxay marxuum Cusmaan Cabdulle oo ahaa Aabaha maamulaha dugsiga Alkowther Model School.
Bahda Dugsigu waxay Alle uga baryayaan in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna Allaah ka siiyo ehelkii iyo qaraabada uu ka tegay marxuumka uu ugu horeeyo Maamule Mahad Osman Abdulle.

Aamiin ................. Aamiin ................... Aamiin.

Address

Buulo Xuubey/Macruuf
Mogadishu
1234

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252611111706

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alkowther Model School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Alkowther Model School:

Shortcuts

Share

Category