Sudasi International Academy

Sudasi International Academy

Share

wax barasho tayo leh qeebaha hoose dhexe iyo sare dhammaan si isku mid ayaa wax loo wada baraa dugsiga sudaasi

15/10/2025

Kuso dhowow Ramadan Eye And Medical Center iyo Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman

09/10/2025

🌍 Munaasabadda World Sight Day 2025

β€œIndhahaagu waa Hantidaada – Daryeel, Kahor Inta aanay Dhib Kugu Noqon!”

Isbitaalka Ramadaan Eye & Medi Center
Waxaa lagu wargelinayaa bulshada in ay ka faa’iideystaan munaasabadda caalamiga ah ee World Sight Day, taas oo sanad walba lagu xasuusiyo muhiimadda daryeelka aragga iyo kahortagga indho la’aanta.

Dhaqtarka Indhaha: Dr. Abdikarim Goodman
ayaa ku dhawaaqaya qiimo dhimis gaar ah (discount) oo ku saabsan adeegyada soo socda:

🎁 Fursadaha Gaarka ah ee World Sight Day:

βœ… Qiimo dhimis weyn oo lagu sameeyay daawooyinka iyo ookiyaalaha (eyeglasses)
βœ… Qaliimada fiiqista caadka (cataract surgery) oo bilaash lagaaga dhigay inta lagu jiro todobaadka World Sight Day
βœ… Baaritaan guud oo indhaha ah oo lagu ogaanayo cudurada sida:

Glaucoma

Cataract

Refractive errors

Dry eye & Allergy

πŸ“… Waqtiga:

Laga bilaabo 10-ka ilaa 30-ka October 2025

πŸ“ Goobta:

Isbitaalka Ramadaan Eye & Medical Center
Wadajir – Isgoyska Korontada, Mogadishu

πŸ“ž La Xariir: 613234848 / 615363049

✨ Fariinta Maalinta Aragga Adduunka:

> β€œIndhaha caafimaadkoodu waa nolol β€” ha sugin illaa ay dhibaato kuu timaado, ka hortag maanta!”

06/10/2025
13/09/2025

Kuso dhowow isbitaalka Ramadaan iyo Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman oo Subax iyo Galab diyaar kugu ah.....

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu