📖 Ku Baro Qur’aanka Kariimka habOnline ah! 📖
Ma rabtaa inaad barato Qur’aanka Kariimka ama aad horumariso akhriskaaga iyo xifdintaada? Waxaa wax ku bari dono macalimiin khibrad leh oo si toos ah kuu hagi doona. Duruusta online-ka ah waxay kuu sahlaysaa inaad ku barato meel kasta iyo waqti kasta oo adiga kugu habboon!
👉 Nagala soo xiriiri https://wa.me/252611690134
Ku dhaqaaq maanta oo bilow safarkaaga diimeed!
معهد دار كامل لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد دار كامل لتحفيظ القرآن الكريم والتربية الإسلامية, Education Website, Mogadishu.
📖 MAchadka Darul-Kaamil
🌟 Baro Quraanka Kariimka & Cilmiga Diinta 🌟
✅ Xifdiga & Akhriska Quraanka
✅ Tajweed & Fiqiga Islaamka
✅ Luqadda Carabiga & Caqiidada
📍 Koorsooyin Online ah
28/02/2025
رمضان مبارك 🌙✨
Machadka Darul-Kamil wuxuu idiin rajaynayaa bishan barakeysan ee Ramadaan kheyr, nabad, iyo cibaado la aqbalo. Waa bil fursad weyn leh oo lagu helayo naxariista Alle, dambi-dhaaf, iyo ajar aan xad lahayn.
Ha moogaanin kheyrka bishan! Ku dadaal soonka, salaadda, Qur’aan akhriska, iyo samafalka. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta bishan barakaysan, dambigoodana la dhaafo. Ramadan Mubarak!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
252