22/06/2022
Hambaliyo hambaliyo dhamman ardayda somaliyeed ee manta oo tariikhdu tahay 22/6/2022 u soo dhamaday imtixaankii qaran ee shahaadiga ah kasoo manta soo idladay dhamman ardayda somaliyeed iyo gaar ahaan kuwa Aqoonbile school waxaa u rajeneeynaa guul Insh alh .