.
Darul-irshad primary and secondary school
๐๐๐ฅ๐จ๐ ๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ข๐ข๐
26/05/2026
๐โจ EID AL-ADHA MUBAARAK โจ๐
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda
Darul Irshad Primary and Secondary School
waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan bulshada Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
ุชูููุจูููู ุงูููููู ู
ููููุง ููู
ูููููู
ู ุตูุงููุญู ุงููุฃูุนูู
ูุงูู
ููููููู ุนูุงู
ู ููุฃูููุชูู
ู ุจูุฎูููุฑู
Allaha naga aqbalo annaga iyo idinkaba camallada wanaagsan, ciiddaan ciiddeedana nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
๐ Ciid Mubaarak ๐
19/05/2026
โฝ Full Time
Kulan ka tirsan wareegga guruubyada (Group stages)
Darul-Irshad 6โ1 Dhaariq
Bandhig ciyaareed cajiib ah iyo guul muhiim ah.
Hambalyo ๐
08/05/2026
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ผ ๐บ๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐พ๐ฎ๐น๐ถ๐ป-๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ
Fasalka F4 โ Dufcaddii 9aad sanad dugsiyeedka 2025/2026. โจ
Maalin ay farxad, guul iyo xusuus qurux badan u aheyd ardayda.
Hambalyo dhammaan ardayda qalin-badalaneysa, guul ayaan idiin rajeyneynaa. ๐ธ๐
05/05/2026
Xafladda sagootinta fasalka f4 sanad dugsiyeedka 2025/2026
Arbaco: 6/May/2026
Waqtiga 7:30 subaxnimo
Goobta: Darul irshad
Sagootin wanaagsan ardayda qaaliga ah
25/03/2026
Soo laabasho wacan ubaxyadeena ๐โ๏ธ
24/03/2026
ARDAY !!
Maisku diyaarisay Imtixaan bileedka 2-aad ee sanad Tacliimeedka 2025-2026
22/03/2026
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ข
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ & ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐จ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐, ๐๐๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ก๐๐๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐๐๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐:
๐๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐ข ๐๐ข๐ข๐๐๐ฎ๐ฅ ๐
๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ญ๐จ๐๐๐ง ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ง.
๐๐ข๐๐๐๐ฌ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐๐ข๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐๐: ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ข: ๐๐- ๐๐๐ซ๐๐ก - ๐๐๐๐.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ข๐๐ข๐ง ๐ซ๐๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฅ๐๐๐๐๐ญ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐, ๐๐ข๐ซ๐๐ข๐ซ๐๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง.
19/03/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dhammaan bahda dugsiga Daarul-irshaad waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐
๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐ ee sanadka ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ฒ๐.
Waxaan Alle ka rajaynaynaa in uu innaga aqbalo acmaasha soonka sidoo kale oo innagu gaarsiiyo ciidaha dambe nabad, barwaaqo iyo caafimaad.
Ciid wanaagsan dhammaan.
#1447
10/03/2026
Hambalyo! Hambalyo! ๐๐
Ardayada lagu magacaabo Maryan Jibriil Maxamed, oo dhigta fasalka 6aad ee dugsiga dhexe, qeybta ardayda galableyda ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxday tartankii Musabaqada Qurโaanka Kariimka ee la qabtay bishan barakeysan ee Ramadaan.
Waxaan u rajeyneynaa horumar iyo guulo kale oo waaweyn mustaqbalka.
Alle hainaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee bishaan
09/03/2026
NATIIJADA TARTAMADII SAAKAY IYO GALABTA
Tartamo aqooneed xiisaha lahaa oo u dhaxeeyay qaar kamid ah fasallada dugsiga Darul-irshad primary and secondary school ayaa lagu qabtay xarumaha dugsiga natiijadu waxey noqotay sida hoose ka muuqata
Waxaa si rasmi ah usoo gaba gaboobay wareeggii koowaad ee tartanka waxaana la sameeyay isku aadka wareegga 2aad waxeyn iskugu aadeen sida tan
Subax
F3B Vs F2A
F2B vs 7A
F1A wareegga 3aad ayuu u gudbay
Galab (Semifinals)
6A VS 6B
5A vs 4aad
TARTANKU WAA MUUJINTA WAXA AAD BARATAY ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Banadir
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Thursday | 01:00 - 17:00 |
| Friday | 01:00 - 17:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |