20/04/2026
Maamulka, Macalimiinta, Waalidiinta, Ardayda iyo dhammaan howlwadeenada kale ee dugsiga Waxa ay Tacsi udirayaan ayaga oo isku duuban.
Maama Qamar Cali Maxamed iyo Carruurteeda Ilma Daahir Cumar, waxa ayna uga Tacsiyeynayaan Geerida kutimid Aabe Daahir Cumar, ilaahay Qabrigiisa ha uwaasiciyo ehelkana haka Samirsiiyo Wabillahi Towfiiq.
22/03/2026
DHAMMAAN ARDAYDA DUGSIGA WAXAA LAGU WARGELINAYAA IN ISKUULKU UU FURMAYO MAALINTA BERITO OO AY TAARIIKHDA TAHAY 23-03-2026
INSHA ALLAH.
30/01/2026
DHAMMAAN ARDAYDA DUGSIGA WAXAA LAGU WARGELINAYAA IN ISKUULKU UU FURMAYO BERITO INSHA ALLAH.
30/01/2026
KHADKA SOO GALA ISKUULKIIBAA FURMAYEE
26/12/2025
Dhammaan ardayda waalidiinta iyo macalimiinta waxaa lagu wargelinayaa in Berito oo Taariikhdu kubeegantahay 27/12/2025 uu dib u furmayo dugsiga.
20/12/2025
Maamulka dugsigu waxa uu ku wargelinayaa dhammaan waalidiinta iyo Ardayda in dugsigu uu gelayo fasax 4 maalmood ah laga bilaabo berito oo axad ah kuna eg arbacada
25/11/2025
Hambalyo Maamule Ahmed Mohamed Nor Yaaqeey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Codka Jamaahiirta awgeed ayaan kukeenay, yaan kusoo xijinaa.