Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina

Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina welcome with open hands

07/08/2025

Dhammaan ardayda Fasalka 8aad-ka waxaan u rajaynaa guul Insha Allah

Asc dhammaan ardayda Iskuulka Maxamuud Axmed Cali Fasalka 8aad waxaa la ogeysiinayaa in imtixaanka 8aadka ay ku geli doo...
29/05/2025

Asc dhammaan ardayda Iskuulka Maxamuud Axmed Cali Fasalka 8aad waxaa la ogeysiinayaa in imtixaanka 8aadka ay ku geli doonaan Iskuulka Baarbe Degmada Dherkeynlay.Guul wacan baan idiin rajaynaynaa Insha Allah

HAMBALYO HAMBALYO DHAMMAAN MACALIMIINTA SOOMAALIYEED
21/11/2024

HAMBALYO HAMBALYO DHAMMAAN MACALIMIINTA SOOMAALIYEED

18/08/2024

Hambalyo Hambalyo dhamaan bahda Iskuul Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina oo soo wada gudbay Imtixaankii 8aadka

21/11/2023
 :Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina   waxa uu ogeeysiinaya...
07/09/2023

:Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina waxa uu ogeeysiinayaa ardayda iyo waalidiinta soomaaliyeed in laga furay qeyb cusub ee uu leeyahay Dugsiga Degmada kaxda waaxda generaal liiqliiqato soo dhaweyn wacan
Kala xiriir Maamulka sare:Cabdullaahi Maxamed Guure 0615863438

GUUL LAGU WADA FARXO INSHA ALLAH
03/08/2023

GUUL LAGU WADA FARXO INSHA ALLAH

HAMBALYO HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN ARDAYDA Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina...
01/08/2023

HAMBALYO HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN ARDAYDA Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina OO DHAMMAAN SOO WADA GUDBAY WAXAAN SI GAAR AH UGU HAMBALYEYNA LABADA ARDAY UGU SAREEYSO
1-
2-

HAMBALYO HAMBALYO
06/06/2023

HAMBALYO HAMBALYO

Address

Mogadishu

Telephone

+252615960021

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mohamud Ahmed Ali Primary And Secondary School Madiina:

Shortcuts

Share

Category