20/05/2021
Asxaabta sharafta leh waxaan inka codsaneynaa in aadan naga hilmaamina like in aad saartaan pagekenna cusub ee Qooryare supermarket oo aad ka heli doontaan wax waliba oo idin qanciyo insha allah
la soo xiriir
20/05/2021
Asxaabta sharafta leh waxaan inka codsaneynaa in aadan naga hilmaamina like in aad saartaan pagekenna cusub ee Qooryare supermarket oo aad ka heli doontaan wax waliba oo idin qanciyo insha allah
19/05/2021
Fadlan like saara pageka Qooryare supermarket waxaad uga baahataan waad ka heli kartaàn dharka rag iyo dumar ,cosmetics iyo shukulaatooyin kala duwan
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis waxaa dhamaan bulshada soomaliyeed ee waxbarashada jecel la ogeysiinayaa in uu qaadanayo Arday cusub oo isugu jirta kuwa ubaahan luuqadaha sida iyo sidoo kale iskuulka wuxuu qaadanayaa Ardayda u baahan maadooyinka Muddada arday qabashada oo gaaban iyo ardayda oo xadidan wixii faahfaahin ah fadlan la xariir taleefan number
iskuulka beder wuxuu ogeysiinayaa dhamaan ardayda iyo waalidinta inuu fasax muddo gaaban ah galay iskuulka kadib annagoo fiirinayno xaaladaha ka jiro aduunka isku soo laabasho wanaagsan insha allah anagoo caafimad qabno mahadsanidiin asxaabta( )
09/02/2020
Ogeysiiis Ogeysiis Ogeysiis iskuulka Beder Educational Institute wuxuu ku wargelinayaa bulsha weynta ku nool xafada gubta in uu iskuulka ay ka bilaaban doonan koorsooyin kala duwan sida koorso caafimaad oo lix bilood socon doonto wax lacag bil ah lagama rabo marka laga reebo lacagta is diiwaan galinta iyo acagta shahaadada marka uu dhamesto. Sidoo kale iskuulka waxuu idiin haayaa koorsoyin qamiista iyo jimcada lagu bari doono ardayda dugsiyada dhigtaan shanta maalin maadooyinka Aas'Aasiga iyo xifdinta Qur'aanka kariimka .iskuulku waxa uu ku yaalaa wadada ka baxda ceelka sambaag dhanka qorax u dhac .wixii faah faahin dheeri ah kala xariir talefano number :0615908938 /0612141573 . Mahadsanidiin
14/07/2019
Ogeysiiis Ogeysiis iskuulka Beder Educational Institute wuxuu idin ogeysiinaya in lagu soo kordhiyay Qeyb galinka h**e dumarka lagu baranaayo barashada Qur'aanka kariimka iyo xifdintiisa. Waxaana dumarka waxbari doonto macalimmad xifdisan qur'aanka si tajwiid ah. Hadaba wixii faah faahin ah kala soo xiriiir talefan number 0615908938 ama 0612141573
Beder Educational Institute iyo bidhaan qurxoon waxad ugu imaan doontaa aqoon tayo leh iyo macalimiin jaamiciyiin ah. Iskuulku wuxu idiin diyaariyay waxbarasho aad nagula xisaabtameysan bil waliba "Accountability of the monthly" waxan idiin heynaa waxbarasho heerar kala duwan sida dadka sanadkan galaayo fasalka dugsiga sare u danbeyo ee fasalka FOUR # maadoyinka scientific subjects iyo koorsoyin ENGLISH waxbarashada aas aasiga ah oo iskugu jirto dadka waa weyn iyo caruurta yar yar insha allah fadlan horay usoo gaar soo booqo pagekena iyo talefanada number oo ku xusuan pageka
KUSOO DHAWAADA BEDER IYO BIDHAAN QURXOON FADLAN KALA SOO XIRIIRA TALEFANADA HOOS KU QORAN
| Monday | 01:30 - 21:30 |
| Tuesday | 01:30 - 21:30 |
| Wednesday | 01:30 - 21:30 |
| Thursday | 07:30 - 17:30 |
| Friday | 07:30 - 17:30 |
| Saturday | 01:30 - 21:30 |
| Sunday | 01:30 - 21:30 |