17/05/2026
Qayb ka mid ah ardayda sanadka koowaad ee Kuliyadda ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ ayaa ka qeyb galay cashar practical ah oo ku saabsan โ๐๐๐ญ๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐ข๐ณ๐๐ญ๐ข๐จ๐งโ.
Tababarkan ayaa lagu xoojinayay xirfadaha caafimaad iyo aqoonta practical-ka ee ardayda, si ay ugu diyaar garoobaan adeegyada caafimaad ee mustaqbalka.
14/05/2026
ุฃูุงู
ุช ูููุฉู ุงูุดุฑูุนุฉ ูุงููุงููู ุฏูุฑุฉู ุนูู
ูุฉู ุจุนููุงู: ยซููู ุงูู
ุนุงู
ูุงุช ุงูู
ุงููุฉ ุงูู
ุนุงุตุฑุฉยปุ ูุฏููู
ูุง ุงูุฃุณุชุงุฐ/ ุญุณู ุฃุญู
ุฏ ููุฑ ููุณู{ ุญุถูุฑ } ุ ุชูุงูู ูููุง ุฃุจุฑุฒ ุงููุถุงูุง ูุงูุชุทุจููุงุช ุงูู
ุงููุฉ ุงูุญุฏูุซุฉ ูู ุถูุก ุงูุดุฑูุนุฉ ุงูุฅุณูุงู
ูุฉุ ูุฐูู ุจุญุถูุฑู ู
ู
ููุฒู ู
ู ุทูุงุจ ูุทุงูุจุงุช ุงูุฌุงู
ุนุฉุ ุชุฎููููุชู ููุงุดุงุชู ุนูู
ูุฉู ูุงูุนุฉ.
ูุณุฃู ุงูููู ุชุนุงูู ุงูุชููููู ูุงููุจูู.
#ูููุฉุงูุดุฑูุนุฉ
14/05/2026
๐ผ ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ & ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐
๐
๐๐/๐/๐๐๐๐ qaar ka mid ah ardayda Kuliyadda ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ ayaa loo qabtay tababar cinwaankiisu ahaa:โฃโฃ
โฃโฃ
๐ผ โ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ง๐ ๐๐ฆ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญโโฃโฃ
โฃโฃ
Tababarkan waxaa soo jeediyay ๐๐ซ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐ง, isagoo diiradda saaray muhiimadda ganacsiga yar-yar, horumarinta xirfadaha ganacsi, iyo sida ardaydu uga faaโiidaysan karaan fursadaha ganacsi ee casriga ah.โฃโฃ
โฃโฃ
๐ Tababarkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda si ay ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada iyo ganacsiga.โฃโฃ
13/05/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ | ๐๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐โฃ
โฃ
Waxaa si guul ah ugu soo idlaaday ardayda kulliyadda ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ ee Jaamacadda IMAM University
Difaacashada qeybta h**e ee buugga cilmi-baarista (๐๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฌ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ง๐ฌ๐).โฃ
Waxaan bogaadinaynaa dadaalka iyo kartida ay muujiyeen ardayda difaacatay cilmi-baaristooda, taasoo ka tarjumeysa heerka aqooneed ee ay gaareen. โฃ
โฃ
Dhammaan ardayda waxaan leenahay ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐โฃ
Waxaan idiin rajeyneynaa inta idiin dhimmanna in si guul ah idinkugu soo dhamaato.โฃ
โฃ
๐โฃ
โฃ
05/05/2026
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ ๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐
jaamacada IMAM University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysa dhammaan umulisooyinka Soomaaliyeed, gaar ahaan ardaydi ka qalin jabisay Jaamacadda imam university
Maanta waxaan u dabaaldegaynaa kaalinta weyn ee ay ku leeyihiin badbaadinta nolosha iyo bilowga nolol cusub. ๐
30/04/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ! ๐
Dhammaan Maamulka iyo hawlwadenada ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ IMAM University waxay hambalyo diiran u dirayaan ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ข๐ oo loo doortay gudoomiyaha midowga jaamcadaha soomaaliyeed.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu xilkan cusub u fududeeyo, kana yeelo mid ku guuleysta horumarinta iyo mideynta Jaamacadaha Soomaaliyeed.
19/04/2026
๐พ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
๐
๐ ๐
๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐ธ๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐
๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐. ๐ฒ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐
๐, ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐
๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐.
๐ฒ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐, ๐๐๐
๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐, ๐๐๐๐
๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐
๐.
17/04/2026
๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ IMAM University ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ (๐๐ข๐๐ญ๐๐ซ๐ฆ ๐๐ฑ๐๐ฆ) ๐๐ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ-๐ค๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.โฃ
โฃ
Jaamacaddu waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa dhammaan ardayda dadaalkooda, dulqaadkooda iyo ka goโnaantooda waxbarasho, iyadoo u rajaynaysa guul iyo natiijooyin farxad leh oo ka turjumaya juhdiga ay muujiyeen.โฃ
โฃ
09/04/2026
Maanta oo Khamiis ah, ๐๐-๐๐-๐๐๐๐, waxaa si rasmi ah u bilaabmay imtixaanka dhexe (Midterm) ee ardayda Part-time-ka ee Jaamacadda IMAM University
โฃ
Waxaan dhammaan ardayda u rajeynaynaa nasiib wacan, guul, iyo horumar joogto ah.โฃ
โฃ