21/08/2026
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐โฃ
โฃ
Jaamacadda IMAM University oo aad uga barateen bixinta waxbarasho tayo sare leh, waxay ku wargelinaysaa ardayda Soomaaliyeed in la furay ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐๐๐ช ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ oo kooban.
โฃ
Fursadaan deeqda ah ayaa ah mid loogu talagalay in ardayda Soomaaliyeed ay ka faa'iideystan gaar ahaan kuwa aan awoodin dhaqaalaha waxbarashadda.โฃ
โฃ
Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto ardayda nasiibka u yeesha deeqdan, fadlan buuxi ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ค๐ ๐๐จ๐๐ฌ๐ข๐ a ee hoos ku xusan, adigoo dooranaya takhasuska aad danaynayso:โฃ
๐ Apply now and invest in your future today
Deeqdani waxay daboolaysaa kharashka waxbarashada , waxayna ku siinaysaa fursad qaali ah oo aad ku sii wadan karto tacliinta sare adigoon ka walwalin kharashka. ๐ Fadlan foomkan si taxaddar leh oo sax ah u buuxi. ๐ Kaliya ardayda la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa. ๐ Haddii xog khald...