National Peace Institute,Democracy and Human rights of Somalia

National Peace Institute,Democracy and Human rights of Somalia

Share

National Peace Institute, Democracy and Human Rights of Somalia is an Independent, Not-for-profit, Non-governmental institute.

Waxaa uu u taagan yahay machadka napidhsom ka shaqeynta nabadda,dimoqraadiyadda iyo xuquuqul insaanka soomaaliya si xooga loo saaro xalinta colaadaha,baahinta dimoqraadiyadda iyo difaacista xuquuqda aadana soomaaliya oo ay intuba ka taagan dhibaatooyin waaweeyn,si loo helo machad ka shaqeeya ayaa dhidibada loo taagay Machadka Qaran ee Nabadda,Dimoqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya (NAPIDHSOM).

21/09/2016

Happy World Peace Day! Napidhsom wishes for Somalia lasting peace and thanks for Somali Peace makers their tireless efforts across Somalia.

21/05/2016

NAPIDHSOOM calls for ceasing between two rival clans in .

21/05/2016

NAPIDHSOM waxeey ku baaqaysaa joojinta u dhexeeya laba beelood ee isku haya .

22/09/2015

Nabad Dhisayaasha Soomaaliyeed oo u dabaal dagay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Aduunka oo ka dhacday Muqdishow iyo Gobolada kale ee Soomaaliya,Xilli Xasiloonida Soomaaliya ay si tartiib u soo laabanayso.Waa mahadsanyihiin Xoogga Dalka iyo Amisom.

22/09/2015

Somali Peace builders commemorated World International Peace Day in Mogadishu and other regions of the Country while Somalia's stability is coming back relatively.Thanks for Somali Army and Amisom Forces.

23/05/2015

NAPIDHSOM condemns the horror killing of Somali MP in drive shooting in Mogadishu,Condolence to Hon Dirir family and quick recovery for Ahmed Boss.

23/05/2015

NAPIDHSOM waxeey canbareynaysaa dilka argagax leh ee mudanaha Somaaliyeed ee lagu dilay weerar gaari socda oo ka dhacay Muqdisho,tacsi ayaan u diraynaa reerka Xil.Dirir,waxaana u rajaynaynaa xildhibaan boos inuu dhaqsi ka bogsado.

23/05/2015

Puntland must release unconditionally the two journalists jailed by Police in Garowe,Journos must work freely.

23/05/2015

Puntland waa inay si shurud la'aan ah ku daysaa labada wariye ee xabsiga u taxaaben booliska garowe,wariyaasha waa in si xor u shaqeystaan.

03/05/2015

NAPIDHSOM shares happiness with Somali journalists for the commemoration of World Press Freedom Day.

03/05/2015

NAPIDHSOM waxeey la wadaageeysaa farxad Wariyaasha Soomaaliyeed xuska maalinta Saxaafadda Caalamka.

14/04/2015

NAPIDHSOM denies with strongest possible terms the barbaric attack on the Ministry of Education which claimed its responsibility by the terrorist group of ALSHABAAB.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Kilometre 5 Area, Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252