21/11/2025
Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 21-ka November
Mention dheh macalinka kuugu qaalisan
ku soo dhawaada page rasmiga ah ee iskuulka hoose dhexe iye sare ee AL-MA'ARIB
21/11/2025
Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 21-ka November
Mention dheh macalinka kuugu qaalisan
14/08/2025
Ardayda Somaliyed Dhaman Ha Diyar garowan
ID CARD kaga soo dhaweyso 👀📱👨💻
Insha Gulysta Dhamantin
28/02/2025
𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸,
Maamulka Iskuulka, Macaliminta, Ardayda Iskuulka waxaa ay hambalyo u dirayaan dhamaan Shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan.
Waxaan Allah ka baryeeynaa in uu inoogu dambi dhaafo fadliga bisha Ramadan. Amin amin.
07/01/2025
21/11/2024
Hampalyo maamule siiriin 21ka November maalinta macalamiinta soomaaliyeed
21/11/2024
Hambalyo hambalyo waxaan u hambalyaynaa dhammaan macalamiinta soomaaliyeed meel kasto ay joogaan Gaar ahaan macalamiinta schoolka Al-ma'arib primary and secondary school 21ka November waa maalin u qaas ah macalamiinta soomaaliyeed farxad ku noolaada dhamaantiin meel waliba dunida aaad ka joogtoin
20/11/2024
Hampyo
Munaasabadda 50 Guurada
Malinta Macallinka Somaliyeed
21 Nov 2024
13/11/2024
Manta oo Arbaca Ah 13Nov gabta waxaa iskuulka Almaarib pirmeray and Al-ma'arib primary secondary school waxa ka bilowaday Tartanka Fasalada iskuulka .
Waxana Galabta tartame F1 iyo F3
Gusha waxay ku galabta Raacday .
Fasalka F3 congratulations 🎊
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta la jecel ubadkooda waxbarasho tayo leh schoolka Al-ma'arib primary and secondary school wuxuu qaadanayaa dufcadii 10aad ee khamiis iyo jumce ardayda dugsiga quraanka dhigta si loo diyaariyo
FG: schoolka waa free ama lacag la'aan qaybta khamiista iyo jumcaha wixii faafaahin ah la xiriir maamulka schoolka Al-ma'arib primary secondary school Tell:616333018/616333047/616976313
Schoolku wuxuu ku yaalaa degmada howlwadaag xaafadda cali shire mahadsanidiin
Asc salaan kadib schoolka Al ma'arib primary and secondary school oo horay ugu barateen waxbarasho tayo leh Al-ma'arib primary secondary school wuxuu bilaabi doonaa koorsoyin cusub labada bil fasaxa ah koorsooyin iskugu jira bilow ilaa dhammaad fadlan ugu faaidee carruurtaada koorsadu waxay ka bilaabanaysaa fasalka 3aad ee dugsiga hoose ilaaa fasalka 7aad ee dugsiga dhexe ka faaidaysi wacan isiiwaan gelintu waxay bilaabanaysaaa taariikhdu markay tahay 25/6/2024 ilaaa 30/6/2024
1/7/2024 waxaa bilaaban doona casharada koorsada wixii faafaahin dheeraad ah laxirir màamulka schoolka numberada hoos ku xusan
615850087/ 616976313/616333018 /616333047
Ardayda maanta immtixaanka qaranka u fariisanaysa Allah ha u fududeeyo gaar ahaan schoolka Al ma'arib guulaysta bahda reer Al ma'arib I.a natiijo aad kuwada faraxdaan idin rajaynaynaa
| Monday | 07:52 - 17:00 |
| Tuesday | 07:50 - 17:00 |
| Wednesday | 07:50 - 17:00 |
| Saturday | 06:50 - 17:00 |
| Sunday | 06:50 - 17:00 |