Al-ma'arib primary secondary school

Al-ma'arib primary secondary school ku soo dhawaada page rasmiga ah ee iskuulka hoose dhexe iye sare ee AL-MA'ARIB

NATIIJADA DUGSIGA – FASALKA 8AAD πŸŽ“Alhamdulillah, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydeena ka qeybgala...
09/08/2026

NATIIJADA DUGSIGA – FASALKA 8AAD πŸŽ“

Alhamdulillah, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydeena ka qeybgalay imtixaanka Fasalka 8aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025–2026.

πŸ“Š GUDBINTA GUUD: 99.8%

πŸŽ‰ Hambalyo ardayda guuleysatay!
Guushan waxay ka dhalatay dadaalkiinna, dulqaadkiinna iyo shaqadii adkayd ee aad soo bixiseen.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa:

πŸ‘¨β€πŸŽ“ Ardayda

πŸ‘©β€πŸ« Macallimiinta

πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ Waalidiinta

🏫 Maamulka dugsiga

Hambalyo iyo guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
Waxaad qaadayseen tallaabo muhiim ah oo ku aaddan mustaqbal wanaagsan. 🌟

AL MAARIB SCHOOL
β€œDadaal maanta, guul berri.” πŸŽ“βœ¨

08/08/2026

πŸŽ‰ Hambalyo dhammaan ardayda Dugsiga
Al Maarib! πŸŽ“
Natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir (2025/2026) waa la shaaciyay! Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagaynaa qaabka ugu fudud ee aad natiijadiina ku eegi kartaan iyo sida loo fahmo nidaamka darajeynta (Grading system).
πŸ“Œ Tillaabooyinka loo eego Natiijada:
1️⃣ Booqo website-ka: banadir.exams.so
2️⃣ Dooro qaybta "Natiijada Ardayga".
3️⃣ Geli Rool Lambarkaaga (Roll Number) kadibna taabo "Raadi/Guji".
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Al Maarib waxay guul iyo horumar u rajaynayaan dhammaan ardaydeena qaaliga ah. Dadaalkiina miro wacan ayuu dhalay! πŸ“šβœ¨

Address

Holwadag/30 Streets/ali Shire Vileg
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:52 - 17:00
Tuesday 07:50 - 17:00
Wednesday 07:50 - 17:00
Saturday 06:50 - 17:00
Sunday 06:50 - 17:00

Telephone

+252617973753

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-ma'arib primary secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-ma'arib primary secondary school:

Shortcuts

Share

Category