19/03/2026
Eid Mubarak
Trust, Transparency and Transformation.
Somca Accountants & Consultants
We are a trusted firm providing accounting, auditing, and financial consulting services that empower businesses to make informed decisions and achieve lasting growth.
19/03/2026
Eid Mubarak
15/01/2026
Jumca mubarak
13/01/2026
๐๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข ๐๐ก ๐ฌ๐ข๐๐:
1. QuickBooks Desktop
2. QuickBooks Online
3. Odoo Erp
4. Iyo kuwa kale
Waxaa intaas dheer inaan markasta diyaar kuulanahay tobabarka shaqaalaha dhinacyada maaliyada kashaqeeya, dabalgalka umuuraha maaliyada, korjeegteen maalinle, isbuucle iyo bille ah.
โโ๐ต๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐'๐๐๐ ๐๐๐๐๐โโ
Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
08/01/2026
Jumca mubarak
30/12/2025
๐จ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข ๐ช๐๐ฅ๐๐๐ซ๐๐ก ๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐:
1) In lagu ogaado xaaladda dhaqaale
2) In lugu gaaro go'aan saxan
3)In la hubiyo hufnaan & isla-xisaabtan
4) waa in loo gudbiyo qeebaha shirkadda kabanaanka ah sida maalgashatada warbixin maaliyadeed oo saxan.
โโ๐ต๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐'๐๐๐ ๐๐๐๐๐โโ
Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
27/12/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
1) Income Statement ( warbixinta waxsoo saarka)
2) Balance Sheet (Heerka dhaqaale ahaan shirkkadu taagantahay)
3) Cash Flow Statement โ Socodka lacagta (qabasho iyo bixin))
4) Notes to Accounts โ Sharaxaad faahfaahsan oo warbixinta ku lifaaqan
โโ๐ต๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐'๐๐๐ ๐๐๐๐๐โโ
Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
24/12/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ (๐น๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐ก๐๐๐) waa habka urur ama shirkad ay u diyaariyaan una soo bandhigaan macluumaadka dhaqaalaha si loo ogaado xaaladda lacageed, dakhliga, kharashaadka, iyo faaโiidada/khasaaraha.
โโ๐ต๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐'๐๐๐ ๐๐๐๐๐โโ
Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
19/12/2025
๐ค๐๐๐ ๐๐ฌ๐ก๐ง๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฆ๐๐๐ (๐๐จ๐ฆ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ ๐ฉ๐๐๐จ๐๐ง๐๐ข๐ก)
Waa Qaabka lugu ogaado qiimaha dhabta ah ee ganacsiga ayadoo laga eegayo dhinacyada dhaqaalaha sida waxsoo saarka, Hantida, khataraha kugadaaman, iyo Fursadaha suuqa kajira.
Ganacsi kasta wuxuu ubaahanyahay qiimeen markee jiraan xaaladaha soo socda:
* Markii larabo In ganacsiga la iibiyo ama la iibsado
* Markii laraadinaayo fursad maalgashi (sida muraabaxada iyo iwm)
* Markee yimaadan arimo dhaxal qeebin ama xallin khilaafaad
* Markii larabo in la ogaado meesha ganacsigaagu suuqa uga jiro
๐บ๐๐๐ช๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ (๐จ๐)
Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
12/12/2025
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐, shirkadda xisaabaadka iyo latalinnada arimaha maaliyada ee `๐๐๐๐๐, waxey macaamiisheeda kuwar galineysaa inee diyaar utahay qabashada adeegyadii xisaab xirada siwaafaqsan xeerarka xisaabaadka. Adeegyada kale oo aan waqtiyadaan sida joogtada ah uqabano waxaa kamid ah xisaabinta zakada siwaafaqsan shareecada islaamka.
๐๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ข๐ฆ๐จ๐ฐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐๐๐๐ช๐๐๐ง ๐ช๐๐ฐ๐๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ (Accounting standards).Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
09/12/2025
๐
๐๐๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐ค๐๐๐ก๐๐ฑ๐ฅ๐ข ๐ค๐๐ซ๐ญ๐จ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐๐ญ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐
โ Diyaarinta warbixin xisaabeed oo wafaqsan shuruucda xisaabaadka
โXisaabinta zakada siwafaqsan shareecada islaamka
โ Accounting system casri ah (QuickBooks, Odoo iwm)
โโ๐๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐'๐๐๐ ๐๐๐๐๐โโ
Nagala so xariir Wixi fafahin ah
http://wa.me/+252610111026
04/12/2025
Jumca mubarak