Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare

Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare Halkaan waa bogga Rasmiga ah Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare

18/12/2024

Hadaljeedintii gudoomiye Abdirizak Abdullahi Omar ka hor doorashada.
Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare
Dugsiga Qanyare

17/12/2024

Madaxa arimaha ardayda dugsiga Qanyare ustaad Abdisalan Abdulahi Mohamud oo hambalyo iyo bogaadin u diray gudoomiyaha midowga ardayda dugsi qanyare Mr Abdirizak Abdulahi Omar.
Dugsiga Qanyare
Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare

17/12/2024

Qaar ka mid ah ardayda iskuulka faca-weyn ee Al-hidaya ayaa waxa ay hambalyo u soo direen gudoomiyaha midowga ardayda dugsiga QANYARE Mr Abdirizak Abdulahi Omar.
Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare
Dugsiga Qanyare

Maanta oo ISNIIN ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16 dec 2024 waxaa xarunta dhexe ee dugsiga QANYARE ka dhacaday munaa...
16/12/2024

Maanta oo ISNIIN ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16 dec 2024 waxaa xarunta dhexe ee dugsiga QANYARE ka dhacaday munaasabad lagu dooranayey gudoomiyaha midowga ardayda dugsiga qanyare 2024-2025.
Waxaana ku tartamay sadexda musharrax ee kala ah:
Abdulahi Omar
Abdifitah Omar
Abdi Mohamed
Wareegga h**e ee doorashada waxaa ka soo gudbay labada musharrax ee kala ah:
Abdullahi Omar 121 cod
Abdi Mohammed 83 cod
Halka musharraxa lagu magacaabo:
# Mohamed Abdifitah Omar o keensaday 68 cod uu haray.
Wareegga 2aad waxaa ku tartamay musharraxiinta kala ah:
Abdullahi Omar 142 cod
Abdi Mohammed 125 cod
Waxaana sidaaa ku soo baxay loona doortay guddoomiyaha ardayda dugsiga Qanyare mudane ABDIRIZAK ABDULLAHI OMAR.
Dugsiga Qanyare

Arbaco 4 dec 2024 waxaa xarunta dugsiga Qanyare laga daahfuraya tartanka kubadda cagta ee QANYARE CUP 2024-2025.Tartanka...
04/12/2024

Arbaco 4 dec 2024 waxaa xarunta dugsiga Qanyare laga daahfuraya tartanka kubadda cagta ee QANYARE CUP 2024-2025.
Tartanka waxaa ka qeyb galaya dhammaan fasallada dugsiga, kulanki 1aad waxaa is wajahay labada fasal ee kala ah fasalka FORM4 iyo fasalka 8aad waxa ayna guusha raacday fasalka FORM4.
Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare
Dugsiga Qanyare

Waxaa shahaadada musharraxnimo ee midowga ardayda dugsiga Qanyare qaatay Mudane Abdulahi Abdi MohamedGuul ayaan kuu raje...
02/12/2024

Waxaa shahaadada musharraxnimo ee midowga ardayda dugsiga Qanyare qaatay
Mudane Abdulahi Abdi Mohamed
Guul ayaan kuu rajeyneynaa i.a🄰🄰
Dugsiga Qanyare
Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare

Musharrax gudoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare Mudane Abdullahi Abdi Mohamed"Codkaaga ku biiri horumarka ardayga"...
01/12/2024

Musharrax gudoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare
Mudane Abdullahi Abdi Mohamed
"Codkaaga ku biiri horumarka ardayga"

Dugsiga Qanyare
Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare

  Mohamed Abdifitah Omar. Dugsiga Qanyare
30/11/2024

Mohamed Abdifitah Omar.


Dugsiga Qanyare

Empowering To Our Students!Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare
26/11/2024

Empowering To Our Students!

Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare

Address

Long Street Dayniile District
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Dugsiga Qanyare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share